Wasiirka Arrimaha Gudaha oo maanta furay shir looga hadlayo hindise sharciyeedka jinsiyadda Soomaaliya+Sawirro
Wasiirka Arimaha Gudaha xukumada Fadareelka Soomaaliya Mudane Abdirahmaan Maxamed Xusein odowaa ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka furay Shir Socondoono Sadax ...










