Madaxweynaha oo u ambabaxay Magaalada Istanbuul.
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmuud iyo Wafdi uu hogaaminayay ayaa Saaka u duulay Magaalada Istanbuul ee dalka ...
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmuud iyo Wafdi uu hogaaminayay ayaa Saaka u duulay Magaalada Istanbuul ee dalka ...
Qaramada Midoobay,Midowga Afrika,IGAD,EU iyo dalalka Kenya,Ethiopia,Sweden,Italy,United Kingdom iyo Maraykanka ayaa soo dhoweeyay xeerkii uu ku ansixiyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ...
Dhageysigii labaad ee Dacwada eedeysanayaasha loo heysto inay ka dmabeeyeen qarxii ka dhax dhacay Diyaaradda Daalo horaantii bishii Febraury ee ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray xeer uu ku go’aaminayo hannaanka doorashada dadban ee sannadka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo saaka shir Jaraa'id ku qabtay xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa ...
Xaalada magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo waramayaa in saakay ay tahay mid dagan, islamarkaana aaney jirin ...
Waxaa laga deyrinayaa xaaladda nololeed ee dadki ka barakacay fatahaadda iyo colaadda Beledweyne kuwaasoo ku dhibaateysan duleeddada magaaladaasi. Qoysaska ka ...
Gudoomiyaha degmada Aadan-yabaal Maxamuud Sheekh oo saaka la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada XDS ay toogasho ku dileen ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho