Madaxweynaha: “Suxufiyiinta Soomaaliyeed waxay naftooda u hureen dib u dhiska iyo nabadda Soomaaliya’’+Sawirro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray madaxda iyo hawlwadeenada Wasaaradda Warfaafinta, munaasabadda sannadguuradii 5-aad ...










