Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Abaaraha ka jira Gobollada Dalka “SAWIRRO”
Muqdisho, March 17, 2016….Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay ...











