Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kenya oo sheegtay in ay dishay 19 ka tirsanaa maleeshiyaadka Al-shabaab

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
15-qof ayaa ku dhimatay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen weererkii Jamaacadda Garissa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda gaashaandhigga dalka Kenya ayaa sheegtay in ciidankooda qeybta ka ah howlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM ay dileen 19 ka tirsan maleeshiyaadka kooxda nabad diidka ah ee Alshabaab ka dib dagaal ka dhacay degmada Af-madow ee gobolka Jubada hoose.

Dagaalka maleeshiyaadka Al-shabaab lagu diley ayaa sidoo kale ciidanka AMISOM waxaa qeyb ka ahaa ciidanka xooga dalka Soomaaliya ee ka howlgala deegaanada Jubaland.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Afhayeen u hadlay ciidanka dalka Keyna oo lagu magacaabo David Obonyo,ayaa sheegay in maleeshiyaadka ay isku dayeen in ay u soo dhowaadaan saldhiga ciidanka Soomaaliya ay ku lahaayeen degmada Af-madow isla markaana iska hor imaadka uu halkaasi ka bilowday iyadoo ciidanka AMISOM oo saldhig kale ku lahaa goob ka ag dhow ay u soo gurmadeen abaare kowdii habeenimo ama todobo saac.

“Kooxda Alshabaab ayaa isku dayay in ay weerar ku soo qaadaan saldhig isla markiiba waxaa ka hortagay ciidanka dalka Kenya ciidanka hadda rondo ayay ku jiraan,” ayuu hadalkiisa ku daray.

Obonyo ayaa tilmaamay in 19 laga diley kooxda Al-shabaab sidoo kale laga burburiyay hal gaari lagana furtay 10 qori oo AK-47 iyo sadex gentaalada garabka laga rido ee loo yaqaano RPG.

Previous Post

Talyaaniga oo 286 milyan oo Euro ku maalgelin doonta Soomaaliya

Next Post

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay xarunta iskaashatada Soomaaliyeed-Sawirro

Next Post
Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay xarunta iskaashatada Soomaaliyeed-Sawirro

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay xarunta iskaashatada Soomaaliyeed-Sawirro

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In