Golaha Wasiirada oo yeeshay Kulan gaar ah oo looga hadlayay dib u eegista Dastuurka KMG ah+Sawirro
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa galabta yeeshay kulan gaar ah, waxaana shir guddoominayay Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane ...











