Wajiga Koowaad ee doorashada aqalka Hoose oo ka socoto Jowhar iyo Xildhibaanno la doortay
Wajiga koowaad ee doorashada aqalka Hoose ayaa iminka ka socota magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle, waxaana maanta loo ...
Wajiga koowaad ee doorashada aqalka Hoose ayaa iminka ka socota magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle, waxaana maanta loo ...
Doorashada aqalka hoose ayaa ka socoto magaalada Cadaado, taasoo lagu tartamayo ilaa 9 kursi, iyadoo labo xubnood iminka la doortay. ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo ...
Wajiga koowaad ee doorashada Aqalka Hoose ee Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabaneysa magaalada Jowhar ee Caasimadda ...
Shirweynahii Shanaad ee Wakaaladaha Wararka ee Dunida ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Baku ee xarunta dalka Azerbaijan. ...
Siminaar lagu baranayey Hab-dhaqanka ugu fiican ka hortaga addeegsiga Xoogga baarida jirka iyo xiritaanka Dadka ayaa maanta loo furay ...
Qarax ayaa goor dhow ka dhacay Maqaayad ku taal Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada hoose. Warar hor dhac ah oo ...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay hay’adaha ka shaqeya samafalka in ay kaqayb qaataan gurmadka loo fidinayo dadka ay abaaruhu ...
Shirweynahii Shanaad ee Wakaaladaha Wararka ee Dunida ayaa maanta ka furmayo Xarunta ugu caansan Caasimadda Azerbaijan ee Baku oo lagu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho