Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka iyo oday dhaqameedyada gobolka Hiiraan oo isku afgartay qodobo dhowr ah “SAWIRRO”
Wafdi uu hogaaminayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carteh iyo duubabka, maamulka iyo siyaasiyiinta gobolka ...











