Ciidanka NISA oo toogasho ku dilay labo nin oo hoobiyayaal ku riday degmada Wadajir+Sawirro
Ciidammada Nabad Sugidda ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta toogasho ku dilay labo nin oo madaafiic ka ridday degmada Wadajir, sida ...
Ciidammada Nabad Sugidda ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta toogasho ku dilay labo nin oo madaafiic ka ridday degmada Wadajir, sida ...
Tababbarkaan Tayeynta shaqaalaha Dawladda ayaa waxaa ka qaybgelaya in ka badan 100 Shaqaale oo ka kala socda qaar ka mida ...
Maxakamada Ciidamada Qalabka sida Soomaaliya qeybta 60aad ayaa maanta xukun dil ah ku riday Askari ka tirsan Ciidanka Booliska gaarka ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo ...
Munaasabadan oo uu Xilka Kula wareegaye Gudoomiyaha Cusub ee Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Taabit cabdi Maxamed ayaa ...
Waxaa Xalay ka bilowday Masjidka wayn ee Al-Rawda Nadwo Cilmiyeedkii 15-aad ee Sannadlaha ahayd oo ka dhici jirtay magaalada Boosaaso. ...
Muqdisho, 16th April, 2017..Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa qado sharaf ugu sameeyey shaqaalaha Wasaaradda Hotel ...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan,ayaa jeediyey khudbaddii gabagabada isu soo baxyadii ugu dambeeyey ee ku aadan aftida Axada dhacaysa ee ...
Barnaamijka Dhacdooyinka maanta oo ka mid ah barnaamijyada maalin-laha ah ee ka baxa Radio Muqdisho, waxaan idin kugu soo gudbinnaa ...
Fiidnimadii caawa ayaa kooxo hubeysan waxaa ay ku toogteen qof shacab ah degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir kuwaas oo ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho