Madaxweyne Farmaajo oo Xasan Cali Kheyre u Magacaabay Raisul Wasaaraha Dalka.
Madaxweynaha JFS Somalia Nudane Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa soo saaray wareegto lagu magacaabaayo in uu Raisul Wasaare dalka ka noqdo ...
Madaxweynaha JFS Somalia Nudane Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa soo saaray wareegto lagu magacaabaayo in uu Raisul Wasaare dalka ka noqdo ...
Cabdi Fitaax Xasan Afrax Gudoomiyahii Hor ee Gobalka hiiraan ayaa waxaa uu sheegay in Qaar Ka mid ah Goballada dalka ...
Munaasabadda Caleema-saarka, waxaa marti ku ahaa, Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Seekh Shariif Sh. Axmed, Sidoo kale ...
Guddiga Gurmad Abaaraha ee Degmada Kaxda ayaa ka warbixiyay xaaladda dadkii ku soo barakacay Degmada iyo gurmad loo fidiyay dadkaasi, ...
Munaasabadan lagu maamuusayay caleema saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa waxaa ka qeyb ...
Deeqda lacageed oo ah 200$ oo uu ku soo taakuleeyay cajaa;ib oo ah gabar yar oo 13 jir ah isla ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo uu wehliyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ...
Madaxweynaha wadanka Kenya Uhuru Kenyatta iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa iminka ka soo degay garoonka Caalamiga ah Aadan Cadde magaalada ...
Fowsiyo Axmed Cali oo ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Ottawa dalka Canada, ayaa sheegtay inay soo ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho