Isu soo bax Nabadeed oo ka socda Taalada Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere
Isu soo bax nabadeed oo lagu taageerayo Madaxweynaha cusub ee dalka ayaa ka soconeysa magaalada Muqdisho, kaasi oo ay soo ...
Isu soo bax nabadeed oo lagu taageerayo Madaxweynaha cusub ee dalka ayaa ka soconeysa magaalada Muqdisho, kaasi oo ay soo ...
Maryan Maxamed Aadan Shaacir oo ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Canada isla markaana la hadleysay Radio Muqdisho ayaa ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa maanta ku qaabilay Muqdisho Danjirayaasha dalalka carabta ee ka howlgala ...
Wararka ka imaanaya deegaanka Buurdhuxunle oo ka tirsan gobolka Bakool ayaa sheegaya in ku dhowaad 15 ruux ay u geeriyooday ...
Danjiraha Soomaaliya ee Dalka Kuwait Danjire C/qaadir Amiin Sheekh ayaa hambalyo u diray dhmaan Ummada Soomaaliyeed gaar ahaan Madaxweynaha cusub ...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya wadanka Malaysia Abuukar Cabdi Cusmaan ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi "Farmaajo" ayaa xalay shacabka Soomaaliyeed kala hadlay Telefishinka Qaranka SNTV isagoo shacabka uga ...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa todobaadkan lagu falanqeeyay doorashadii madaxweyne farmaajo iyo sida ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho