Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Safiirka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Xamuud Samraan ...