Musharax Aadan Saran soor oo shaaciyay in doorasho xalaal ah ay ka dhacday Koonfur Galbeed “Dhageyso”
Aadan Maxamed Nuur Saran soor ahaa oo aha musharixii la tartamayay Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa sheegay in uu ...
Aadan Maxamed Nuur Saran soor ahaa oo aha musharixii la tartamayay Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa sheegay in uu ...
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya Mudane Cabadullaahi Goodax Bare ayaa maanta ku soo dhaweeyay Xafiiskiisa Safiirka Cusub ...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed ayaa muqdisho ka daahfuray Kulan looga hadlayay qorshaha isku dhafka ciidamada qalabka ...
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koofur Galbeed ayaa ku dhawaaqay in Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen uu ku guuleystay Doorashada Madaxweynaha ...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa xarunta Jaamacadda Carabta ee Qaahira uga qeyb galay shir saddax ...
Dadweynaha Reer Madagascar oo lagu qayaasayo ilaa 10 milyen ayaa lagu wadaa in maanta ay u dareeraan goobaha codbixinta doorashada,si ...
Kulanka waxaa soo agaasintay Wasaaradda Cadaaladda dalka waxaana ka soo qayb galay wakiilo ka socday wasaaradaha iyo hay'adaha kala duwan ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa magaalada Ganeva kaga qeyb galay shirweynaha caalamiga ah ...
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo diyaar garowgii u dambeeyey ugu jira munaasabadda Xuska Xilligii la aas-aasay Booliska ayaa maanta dhoola-tus ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho