Sunday, September 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Musharax Aadan Saran soor oo shaaciyay in doorasho xalaal ah ay ka dhacday Koonfur Galbeed “Dhageyso”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Musharax Aadan Saran soor oo shaaciyay in doorasho xalaal ah ay ka dhacday Koonfur Galbeed “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aadan Maxamed Nuur Saran soor ahaa oo aha musharixii la tartamayay Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa sheegay in uu aad ugu qanacsanyahay hanaanka ay u dhacday doorashada Madaxtinimo ee Koonfur Galbeed.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

September 19, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya

September 19, 2026

Musharax Aadan Maxamed Nuur oo la hadlayay Xildhibaannada Doorashada kaddib ayaa sheegay in uu aad ugu qanacsanyahay hanaanka ay maanta u dhacday doorashada Koonfur Galbeed, isla markaana uu diyaar u ahay in uu la shaqeeyo.

“Waxaan u hambalyaynayaa Walaalkeyga, Saaxiibkeyga, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen guulaha uu maanta gaaray, waxaan ogolahay natiijada halkan kadhacay, waxa ay ahayd doorasho xalaal ah oo aan ku qanacsanahay, waxaana diyaar u ahay inaan la shaqeeyo, waana u mahadcelinayaa Xildhibaannada codkooda i siisay, waxaana soo dhaweynayaa saaxiibkey Madaxweyne Cabdicasiis Lafta gareen”. ayuu yiri Aadan Saran Soor.

Dhageyso codka Aadan Saran Soor

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/12/Aadan-Saran-soor-.wav

Previous Post

Wasiirka Waxbarashada oo la kulmay Safiirka Suudaan ee Soomaaliya

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Daah-furay Xarunta Gurmadka deg-degga ah ee Ciidanka Booliiska Oo Dib Loo Dhisay

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Daah-furay Xarunta Gurmadka deg-degga ah ee Ciidanka Booliiska Oo Dib Loo Dhisay

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Daah-furay Xarunta Gurmadka deg-degga ah ee Ciidanka Booliiska Oo Dib Loo Dhisay

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

September 19, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya

September 19, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasi...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

September 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul...

Munaasabad lagu xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Aqoonsiga oo lagu qabtay Muqdisho

Munaasabad lagu xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Aqoonsiga oo lagu qabtay Muqdisho

September 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In