Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo booqasho ku yimid xarunta Wasaaradda Warfaafinta “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Maanta kormeer shaqo ku yimid xarunta Wasaaradda ...