Thursday, July 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ardayda Soomaaliyeed ee Suudaan oo dooranaya hogaan cusub

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Ardayda Soomaaliyeed ee Suudaan oo dooranaya hogaan cusub
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Boqolaal ka mid ah ardyada Soomaaliyeed ee wax ka barta dalka Suudaan ayaa diyaargarow ugu jira doorashada madaxda hogaamin doonta Ururka Midowga ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan, doorashadan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay guddiga doorashada ee ururka,waxaana ku tartamaya ilaa iyo 7 Murashax, Ardayda ka soo qaybgashay doorashada ee codkooda dhiibanaya ayaa ka kala yimid Jaamacaddaha Suudaan waxayna iskugu jiraan Wiilal iyo Gabdho.

Ugu horeyntii hoolka ay doorashada ka dhaceysay ayaa waxaa ardyada kula hadlay gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan Cabdi-Wali Xasan Xuseen iyo gudoomiyaha xilkiisa dhamaaday Yacquub Wehliye,waxayna ardyada ugu mahadceliyeen sida quruxda badan ee doorashada ugu soo baxeen,iyagoona kula dardaarmay inay doortaan qofkii hogaamin lahaa.

Related posts

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

July 29, 2026
Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

July 29, 2026

Dhanka kale u qaybsanahaWarfaafinta Safaaradda Soomaaliya ee Suudaan Fiidow Maxamuud Fiidow iyo Salaad Cosey oo ku hadlayay guddiga soo qaban qaabiyay doorashada ayaa ardayda ku booriyay  inay si hufan codkooda u dhiibtaan, waxayna sharaxaad ka bixiyeen xeerarka doorashada.

Sido kale Cabdulqaadir C/llaahi Faarax oo ku hadlayay Afka murashaxiinta u taagan Xilka ayaa sheegay inay aad ugu qacansan yahiin sida ay doorashada ku dhacay asagoona mahad celin ballaaran u jeediyay guddiga doorashada howsha wanaagsan ay qabteen.

Doorashada Ururka Midowga ardayda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan ayaa waxay ku soo dhamaatay jawi wanaagsan,iyadoona lagu wado in natiijada doorashada lagu dhawaaqo maalinimada berri ah.

Ururka ardayda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan ayaa ah urur aad u facwayn,waxaana la asaasay sanadkii1976-dii,waxaana xilal kala duwan ka soo qabtay siyaasiyiin caan ka ah Soomaaliya.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho.

Next Post

Safaaradda Masar oo deeq Dawo ah ku wareejisay wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya+Sawirro

Next Post
Safaaradda Masar oo deeq Dawo ah ku wareejisay wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya+Sawirro

Safaaradda Masar oo deeq Dawo ah ku wareejisay wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya+Sawirro

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

July 29, 2026
0

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

July 29, 2026
0

Sanduuqa Qaranka ee Cimilada ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay maanta tababbarka wajigii labaad ee...

Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan ‎

Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan ‎

July 29, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, ahna Danjiraha aan degganayn ee Japan, Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa...

Wasiir Fiqi” Waxaa jira mas’uuliyiin magac dilka dalka, Dowlado shisheeye lacago uga soo qaatay”,

Dowladda oo faahfaahin ka bixisay duqeymo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Khawaariijta

July 29, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In