Wednesday, September 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safaaradda Masar oo deeq Dawo ah ku wareejisay wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Safaaradda Masar oo deeq Dawo ah ku wareejisay wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta la wareegtay deeq dawo ah oo ay soo dhiibtay dowladda Masar.

Munaasabaddii lagu wareejinayay deeqdaasi dawada ah oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa goob joog ka ahaa agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Dr. C/laahi Xaasi, Danjire ku xigeenka safaarada Masar ee Soomaaliya Axmed Shedid, Qunsulka safaarada Masar ee Soomaaliya Tamir Safwad iyo Danjire ku xigeenka safaaradda Soomaaliya ee Masar Ilyaas Sheekh Cumar.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026

Danjire ku xigeenka Safaarada Masar ee Soomaaliya Axmed Shedid oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in deeqdan oo ka kooban 13 Tan oo dawo ah ay soo dhiibeen shacabka iyo dowladda Masar wuxuuna dawadaasi ku wareejiyay agaasimaha guud ee wasaaradda Caafimaadka.

Dr. C/laahi Xaashi oo ah agaasimaha guud ee wasaaradda Caafimaadka X. F. S. oo deegdaasi la wareegay ayaa dowladda Masar uga mahadceliyay deeqdan ay usoo dhiibeen ummadda Soomaaliyeed.

Previous Post

Ardayda Soomaaliyeed ee Suudaan oo dooranaya hogaan cusub

Next Post

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo booqasho ku yimid xarunta Wasaaradda Warfaafinta “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo booqasho ku yimid xarunta Wasaaradda Warfaafinta “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo booqasho ku yimid xarunta Wasaaradda Warfaafinta "SAWIRRO"

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026
0

Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

September 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In