Gaalkacyo: Qoysas barakacayaal ah oo ka cawday xaalado nololeed
Inkastoo ay jiraaan gurmadyo ay ka helaan hay'addaha samafalka kumanaanka qoys ee barakacayaasha ee ku nool deegaanka Xaar-xaar ee duleedka ...
Inkastoo ay jiraaan gurmadyo ay ka helaan hay'addaha samafalka kumanaanka qoys ee barakacayaasha ee ku nool deegaanka Xaar-xaar ee duleedka ...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ku bogaadiyey Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo ...
Tv-ga dalka Siiriya ayaa sheegay in ay toogteen Diyaarad nuuca dagaalka ah oo ay leedahay dalka Israa’iil,kadib kolkii la tilmaamay ...
Taliyaha Ciidanka Asluubta S/Gaas Xuseen Xasan Cusmaan ayaa u hambalyeyey Ciidanka Badda iyo Difaaca xeebaha ee xoogga dalka Soomaaliyeed oo ...
Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay go’aano la xiriira in ay xayiraad saartay Shirkado duulimad oo lagu eedeeyay in ay taageeraan ...
Siiyaha Wasiirka Warfaafinta ahna Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Iidan Yoonis, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf ...
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdiweli Jaamac Gorod ayaa hambalyo u diray Ciidanka Badda iyo difaaca xeebaha dalka ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kula kulamay u qaabilsanayaasha Qaramada Midoobay ...
Bananbax loogu magac daray Daahfurka Maalinta Nabadda ayaa ka dhacay magaalada Caabudwaaq. Mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug oo uu hogaaminayo ...
Qaramada midoobay ayaa ugu mahadcelisay waddamada Qatar iyo Imaaraadka Carabta deeq lagaceed oo ay gaarsiiyeen shacabka reer Falastiin ee ku ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho