Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Yarisow oo ku bogaadiyey Booliska iyo Dhallinyarada Ubaxa Caasimadda Olalaha Bilic soo celinta Gobolka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Yarisow oo ku bogaadiyey Booliska iyo Dhallinyarada Ubaxa Caasimadda Olalaha Bilic soo celinta Gobolka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ku bogaadiyey Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo dhallinyarada Ubaxa Caasimadda olalaha nadaafadda iyo bilic soo celinta ay ka sameeyeen qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in howlaha is-xilqaanka ah ee ay sameeyeen Booliska iyo dhallinayarada Ubaxa Caasimadda ay ka turjumeyso wada shaqeynta dhaw ee ka dhaxeysa Maamulka Gobolka, Booliiska iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

โ€œMaanta waxaan ku guuleysanay inagoo wada jir ah, in aan ka shaqeyno soo celinta bilicda degmooyinka Hodan iyo Waaberi, gaar ahaan waddooyinka halboolaha ah ee dhex mara labadaan degmo. Waxaan u aragnaa mid ammaan iyo bogaadin mudan, maadaama ay ku timid is-xilqaan iyo wax wada-qabsi.โ€Ayuu yiri Mudane Cabdiraxmaan Yarisow.

Guddoomiye Yarisow ayaa tilmaamay in muhiimad gaar ah ay leedahay bilicda Caasimadda maadama ay tahay muraayaddii dalka sidaas darteedna ay waajib ku tahay qof kasta oo Soomaali ah in uu kaalintiisa ka qaato, Maamulka Gobolkana ay ka goโ€™antahay dar dar gelinta shaqooyinka Dawladda Hoose ee Xamar.

Olalaha Naadafadda ee laga fuliyey degmooyinka Hodan iyo Waaberi waxaa sidoo kale ka qeyb qaatay xubno ka tirsan maamulka Gobolka Benaadir oo ay horkacayeen Guddoomiye Ku Xigeenka Amniga iyo Arrimaha Siyaasadda Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Tuulax), Xoghayaha Guud ee Gobolka Mudane Cumar Cabdirisaaq Xuseen, Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Hodon iyo Waaberi, Agaasinka Waaxda Nadaafadda iyo Bilicda iyo masuuliyiin kale oo heer Degmo iyo heer Gobol ah.

Previous Post

Diyaarad nuuca dagaalka ah oo laga soo riday Israaโ€™iil

Next Post

Gaalkacyo: Qoysas barakacayaal ah oo ka cawday xaalado nololeed

Next Post
Qaramada Midoobay oo ka walaacsan xaaladda barakacayaasha Soomaaliya

Gaalkacyo: Qoysas barakacayaal ah oo ka cawday xaalado nololeed

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In