Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka xusaya maalinta caasimadaha
Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa 31-ka Oktoobar u aqoonsaday maalinta magaalooyinka adduunka,si kor logu qaado danaha bulshooyinka ...
Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa 31-ka Oktoobar u aqoonsaday maalinta magaalooyinka adduunka,si kor logu qaado danaha bulshooyinka ...
Madaxweynayaasha Turkiga iyo Mareykanka Racep Tayyip Erdogan iyo Joe Biden ayaa ku kulmay magaalada Rome ee dalka Talyaaniga halkaas oo ...
Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyink 2020-2021 ayaa soo saaray war saxaafadeed ku aadan doorashada Golaha Shacabka ee BFS. War saxaafadeedka Guddiga ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacabaya guddiga fulinta wareegtadii madaxweynaha. ee ilaalinta dhulka danta guud, kaa oo ka kooban. ...
Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta yeesheen ku ansixiyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmahan safar shaqo ku joogay magaalada ...
Shirkan oo ay Guri Ceel ku yeesheen Culima Awdiinka Ahlu-sunna Waljameeca ayay kaga hadleen dhibaatadii ka dhalatey dagaalkii Guri Ceel ...
Dageystayaasheena ku xiran Website-ka www.radiomuqdisho.so waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Warka Duhur ee Idaacadda.
Mas’uulyiinta Safaaradda Soomaaliya ee Kenya iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Nairobi oo shaly shir ku yeeshay xarunta dhismaha safaaradda ee ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho