Kismaayo: Xasan Daahir Yarow oo loo doortay Aqalka Sare
Doorashada affarta kursi ee Golaha Aqalka Sare ee maanta Kismaayo ka socota ayaa waxaa ku soo baxay Xasan Daahir Yarow ...
Doorashada affarta kursi ee Golaha Aqalka Sare ee maanta Kismaayo ka socota ayaa waxaa ku soo baxay Xasan Daahir Yarow ...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta howlgallo ka dhan argagixisada Al-Shabaab ka sameeyay deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciidanka ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo gudbiyey musharaxa lagu badalayo Cali Maxamed Cali oo iskii uga ...
Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drs Fawziya Abiikar Nuur ayaa daahfurtay Ololaha Sagaalaad ee Daaweynta Isku-furanka Haweenka oo Isbitaalka degmada ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday dalka Sweden oo uu ...
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Jubbaland ayaa Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Madoobe u gudbiyay talo soo jeedin ay ku dalbayaan in Madaxweynuhu ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka mudane Maxamed Caabbi Xasan ayaa daah furay kulanka ...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Drs Fawziya Abikar Nur, Agaasimaha Machadka Caafimadka Qaran ee Soomaaliya iyo wafdi ka koobnaa safiirka ...
Tababarka maanta lagu soo geba gabeeyay magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle,ayaa muddo lix maalmood ah uga socday saraakiil ka tirsan ...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta gaaray Dalka Jabuuti, halkaa ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho