Tirada dadka u dhintay Corona Virus oo gaaray 5-milyan
Tirakoob ay sameysay wakaaladda wararka ee Reuters ayaa lagu sheegay in tirada dhimashada adduunka ee uu sababay fayraska Corona ayaa ...
Tirakoob ay sameysay wakaaladda wararka ee Reuters ayaa lagu sheegay in tirada dhimashada adduunka ee uu sababay fayraska Corona ayaa ...
Wararka aan ka heleyno deegaanno ka tirsan dowlad deegaanka Soomaali Galbeed, ayaa sheegaya in shil Gaari oo maanta barqadii ka ...
Wasiirka wasaaradda Caafmaadka Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Cabdi Macalin Muxumed, oo maanta shir jiraa'id warbaahinta ugu qabtay magaalada Jowhar ee xarunta ...
Doorashada Golaha Shuurada Qadar oo ah tii ugu horreysay oo nooceeda ah ayaa saakay ka bilaabatay halkaas, taas oo ay ...
Qoraal uu soo saaray agaasimaha Hay’adda Qaxootiga Norway ee dalka Liibiya Dax Roque, ayaa ka warbixiyay xarig wadareed loo geeystay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu wax laga xumaado u arkaa xiisadaha colaadeed ee ka ...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka dalka ee heer federaal ayaa soo saaray qoraal uu ku bogaadinayo hanaankii ay ku qabsoontay doorashadii Aqalka ...
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug. ...
Deeqdan oo ka kooban 11 ton oo isagu jirta daawada kahortagga COVID-19 iyo Agabka lala isticmaalo kahortagga cudurka. Munaasabad kooban ...
Kulan lagu dhiiro galinayay Kobaca Waxbarasho ee sanadahaan ka hano qaaday Gobolka Mudug aya lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo iyadoo sidoo ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho