Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Maxamuud Nuur iyo xubno la socotay “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Maxamuud Nuur, Xildhibaanka Aqalka Baarlamaanka ee Gobolka ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Maxamuud Nuur, Xildhibaanka Aqalka Baarlamaanka ee Gobolka ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho qurbajoogta Hirshabeelle. Mudane Cali ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu dhaarinayey xubnaha cusub ee Garsoorka Galmudug. Munaasabaddan ...
Kulan ay soo agaasintay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay qeyb ka ahaayeen Wasaaradaha Gargaarka Maamul-goboleedyada ...
Munaasabad lagu soo bandhigayay buug laga qoray Cudurka dunida halakeyay ee COVID-19 ayaa lagu qabtay magalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. ...
Guddiya maamulka doorashada heer dowlad goboleed (SEIT) Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay Jadwalka Doorashada Xildhibaannada Aqalka Sare ee Koonfur Galbeed ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo saaray liiska magacyada u tartamaya kuraasta Aqalka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabad tababar loogu soo xirayey Dufcaddii 3-aad ee ...
Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya iyo xafiiska Jinsiga iyo Xuquuqul Insaanka ee AMISOM ayaa maanta qabtay, kulan fogaan ...
Ururka ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Uganda ayaa doortay guddoomiye cusub oo hogaamin doona muddo sanad ah ardayda Soomaaliyeed ee Uganda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho