Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

22 qof oo ku dhaawacmay dagaal Beeleedka Gobolka Sool oo lasoo gaarsiiyey Muqdisho “Dhageyso”+ “Sawirro”

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
22 qof oo ku dhaawacmay dagaal Beeleedka Gobolka Sool oo lasoo gaarsiiyey Muqdisho “Dhageyso”+ “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Diyaarad sidday 22 Qof oo dhaawac ah ayaa soo gaartay Magaaladda Muqdisho kuwaas oo kamid ah dadkii ku dhaawacmay Deegaanka Dumay ee Gobolka Sool.

Diyaaradda ayaa markii hore ka qaaday Muqdisho gargaar Caafimaad oo Dowladda Soomaaliya ugu tallo gashay in lagaarsiiyo dadka ku dhaawacmay dagaalka si-xaaladooda Caafimaad wax looga qabto.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026

Waxaa lasocday Masuuliyiin katirsan Dowladda Soomaaliya oo uu kamid yahay Wasiirka Wasaaradda Kaluumeysigga iyo Qeyraadka Badda Cabdulahi Bidhaan Warsame.

22 Qof ayaa Diyaaraddu kasoo qaaday Magaalooyinka Garowe iyo Gaalkacyo kuwaas oo xaaladooda Caafimaad aad u adag tahay.

Xubno Wasiiro ah oo ay kamid yihiin Wasiirka Arrimaha Dibadda, Wasiiro Dowlaha Maaliyadda, Xildhibaano iyo Masuuliyin kale ayaa Garoonka ku sugayey Diyaaradda sidday dhaawacyadda kuwaas lasocday tan iyo intii lagageynayey Isbitaalka Ex Digfeer oo xaaladooda lagula tacaalayo.

Wasiirka Wasaaradda Kaluumeysigga iyo Qeyraadka Badda Cabdulahi Bidhaan Warsame oo kamid ahaa Wafdigga Dowladda Soomaaliya u xilsaartay arrintan ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya dadaal badan ku bixineyso siddii arrintan wax looga qaban lahaa.

“Dhaawacyadda qaarkood aad ayey u jajaban yihiin qaarkood kalena aad ayey u liitaan waxaana u soo qaadnay siddii halkan loogu daweyn lahaa”. Wasiirka Kalluumeysigga ayaas sidaas sheegay

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/10/WAR-C-SHAKUUR-DHAAWACYADA-26-10-2018.mp3

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo arrimo iskaashiga la xiriira kala hadlay Safiirka Qatar ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
0

Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026
0

Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In