Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Barnaamijka Sahanka Radiyaha oo maanta looga hadlay faa’iidada dhirta ay u leedahay Bulshada”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Keyd Hore, Wararka
0
Barnaamijka Sahanka Radiyaha oo maanta looga hadlay faa’iidada dhirta ay u leedahay Bulshada”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaamijka Sahanka Radiyaha ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa maanta looga hadlay faa’iidada ay dhirta u leedahay noole kasta, waxa ay diinta Islaamku ka qabto xaalafinta dhirta iyo arrimo kale.

Barnaamijka Sahanka waxaa marti ku ahaa Wasiir ku–xigeenka Wasaaradda xanaanada Xoolaha, dhirta iyo daaqa ahna Guddoomiyaha guddiga qaban qaabada xuska maalinta dhirta Soomaaliya Mudane Cabdinaasir Gaarane Maxamed, Sheekh Nuur Baaruud Gurxan Afhayeenka hay’adda Culimada Soomaaliyeed iyo Prof Maxamed Xasan oo ah hormuudka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed u qaabilsan dhir beerista, iyagoo ka hadlay faa’iidada ay dhirtu u leedahay noole kasta.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dowladda waxa ay horey u soo saartay go’aan ka dhan ah dhoofinta dhuxusha, waxaana 11-kii bishan uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud daah furay todobaadka dhir beerista Qaranka Soomaaliya, isagoo geedkii ugu horeeyay ku beeray Taalada Daljirka Dahsoon ee degmada Boodheere.

Halkaan ka Dhageyso Barnaamijka Sahanka

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/04/BAR-SAHANKA-15.04.2015.mp3

??????????????????????????????? ???????????????????????????????  ??????????????????????????????? ???????????????????????????????                  ??????????????????????????????? ???????????????????????????????     ???????????????????????????????  ???????????????????????????????              ???????????????????????????????  ??????????????????????????????? ???????????????????????????????  ???????????????????????????????

Sawir:-qaade Khadar Cali Nuur

Previous Post

Ergeyga Mareykanka u Qaabilsan Soomaaliya oo si adag u Cambaareeyay Werarkii Wasaarada Tacliinta

Next Post

Maxkamada Ciidanka oo maleyshiyaad UGUS ka tirsan Xukuntay {SAWIRRO+dhageysi}

Next Post
Maxkamada Ciidanka oo maleyshiyaad UGUS ka tirsan Xukuntay {SAWIRRO+dhageysi}

Maxkamada Ciidanka oo maleyshiyaad UGUS ka tirsan Xukuntay {SAWIRRO+dhageysi}

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In