Thursday, September 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Gudoomiye Jawaari oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Johannseburg

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Keyd Hore, Wararka
0
Gudoomiye Jawaari oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Johannseburg
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Baarlamaanka faderaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari ayaa la kulmay qaar ka mida Jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Koofur Afrika qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadankaasi,

Kulankan ayaa waxaa ka qayb galay Ganacsatada iyo Waxgaradka Soomaaliyeed ee Johannseburg,ayaa goob joog ka ahaa Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee K/Afrika,Odayaal,Waxgarad, Ganacsato iyo Dhalinyaro matalayay qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed.

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

Qaar ka mid ah dadkii lagu casuumay Kulanka ayaa Gudoomiyaha ugu xog waramay xaaladda Soomaalida K/Afrika,waxa ayna ka sheekeyeen dhibaatooyinka iyo horumaradda Soomaalida K/Afrika,gaar ahaan dilalka iyo dhibaatooyinka ka heysta Sharciga. Gudoomiyaha.

Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya K/Afrika,Danjire Jamal Barrow oo isagane dhankiisa ka warbxiyay xaalada guud ee Jaaliyadda Soomaaliyeed,waxa uu sheegay inay tahay Jaaliyad u dhiganta Dowladda Soomaaliya isagoo intaasi ku daray in Jaaliyadda Soomaalida ay taageero mar walba la garab taagantahay Safaaradda ay Soomaaliya ku leedahay K/Afrika,

“Mudane Gudoomiya Soomaalida South Africa waa Dowladda gacanta ku heysa Safaaradda,waa dad deeqsi ah waa dad oo hadii loo baahdo Safaaradda garab taagan taasina dhiiragalin ayay na tusaysaa “ayuu yiri Danjire Jamal Barrow.
Ugu dambeyntii Gudooomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliyeed,Mudane Maxamed Sh.Cismaan ( Jawaari) oo ka hadlay kulanka ay Soomaalida ee Johannseburg ku casuuntay ayaa ka hadlay arimo badan oo ay ka mid yihiin Xaaladaha uu dalka marayo,isagoo sheegay in afartii sanno ee lasoo dhaafay Dowladda waxbadan u qabsoomeen hadana uu rajeynayo in horumar weyn laga talaabsado,waxa uu sidoo Ganacsatada kula dardaarmay inay Safaaradooda taageeraan ay gadaan Guri ay Soomaaliya yeelato.

” Waxaan idinku mahadinaa inaad Safaaradda gacanta ku heysaan waxaan ballan idinka qaadaa in aan geeyo Barlamaanka,hadii la awoodo in Guri la gado waan idinku dhiiragalin lahaa”ayuu yiri Gudoomiyaha.

Gudoomiye Jawaari ayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed u sheegay in ka Dowladda ahaan K/Afrika kala hadli doonto dhibaatooyinka Soomaalida gaar ahaa Sharciga, Waxa uu ugu dambeyn kula dardaarmay dhalinyarada Soomaaliyeed inay qeyb ka qataan dhisamaha Dalkooda,kulanka ayaa kusoo idlaaday jawwi farxadeed.

Jawari028

Jawari017

Jawari015

Jawari012

Jawari009
Jawari001 Jawari002 Jawari003 Jawari004 Jawari005 Jawari006 Jawari007 Jawari008 Jawari010 Jawari011 Jawari012 Jawari013 Jawari014 Jawari016 Jawari018 Jawari019 Jawari020 Jawari021 Jawari022 Β Jawari024 Jawari025 Jawari026 Jawari027 Jawari029 Jawari030 Jawari031 Jawari032 Jawari033WD:C/qaadir Axad,Johannseburg

Previous Post

SAWIRO : Magaalada Gaalkacyo oo lagu Aasay masuuliyiintii Gal mudug ee shilka Gari ku geeriyooday

Next Post

SAWIRO : Ciidanka NISA oo soo bandhigay Burcad ay soo qabteen iyo xubin ka tirsan Al-shabaab

Next Post
SAWIRO : Ciidanka NISA oo soo bandhigay Burcad ay soo qabteen iyo xubin ka tirsan Al-shabaab

SAWIRO : Ciidanka NISA oo soo bandhigay Burcad ay soo qabteen iyo xubin ka tirsan Al-shabaab

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In