Tuesday, February 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo la kulmay Hobalada Waaberi-Sawiro

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo la kulmay Hobalada Waaberi-Sawiro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

 Mudane Mahdi Max’ed Guuleed Khadar ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya oo ay wehliyaan wasiirada maaliyaddda, warfaafinta iyo agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta ayaa kormeerey xarunta fanaaniinta qaranka ee Waaberi oo ku taala magaalaad Muqdisho.

Hobalada qaranka Waabari ayaa waxaa ay soo bandhigeen suugan ka tarjumaysa ahmiyadda ay leedahay wadaniyadda,  sugidda amniga,la dagaalanka musuqa  iyo qabyaalada oo aywaddo Xuukumadda.

Related posts

Soomaaliya oo loo ogolaaday inay bixiso Baasaboorka Bulshada Bariga Afrika

Soomaaliya oo loo ogolaaday inay bixiso Baasaboorka Bulshada Bariga Afrika

February 17, 2026
Madaxweynaha Turkiga, Erdogan oo booqanaya Ethiopia

Madaxweynaha Turkiga, Erdogan oo booqanaya Ethiopia

February 17, 2026

Maareyaha Golaha  murtida iyo madadaalada Abwaan Cabdi Dhuux ayaa sheegay in kormeerka uu xarunta kmg ay ku shaqeeyaan uu ku yimid ra’iisul wasaare kuxigeenka ay tahay mid dhiiro gelinaysa howlahoodi shaqo.

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta Cabdiraxmaan Sh. Yuusuf Al-Cadaala ayaa tilmayay in Dowr  muuqda ay ka qaateen Hobalada jiheynta dadka Somaaliyeed islamarkaana ugu baaqay Dowladda in ay ka faa”iideysato kaalinta Hobolada Waaberi ay ka qaadan karaan wacyigelinta bulshada.

Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisiow) Ayaa sheegay in fanaaniinta ay wadaan wacyigelin  ku saabsan hortaminta barnaamijka Dowlada , waxaa uu sidoo kale ku booriayay in ay sii wadaan howlaha ay u hayaan bulshada.

Ugu dambeyn ra”iisal Wasaare ku_xigeenka Xukuumadda  Mudane Mahdi Maxamed Guuled (Khadar )ayaa  balan qaaday in Dowlada Federaalka  ay si dhow ah ay ugu  warqabto fanananiinta isagoo  Hobalada u jeediyay in ay labo jibaaran hagidda dadka bulshada Soomaaliyeed.

Talaabadan ayaa waxaa ay qeyb ka tahay wacyagalinta Bulshada Somaaliyeed ee dhinac fanka iyo suuganta si bulshada Soomaaliyeed looga wacyageliyo  dhibaatada ay leedahay qabyaalada musuq maasuqa,iyo fikiradaha qaldan ee kooxda nabad diidka Shabaab.

Previous Post

Wasaaradda waxbarashada oo dugsi ka furtay Cadale

Next Post

In ka badan 100 maxaabiis ah oo goor dhow laga soo dejiyay garoonka Muqdisho

Next Post
In ka badan 100 maxaabiis ah oo goor dhow laga soo dejiyay garoonka Muqdisho

In ka badan 100 maxaabiis ah oo goor dhow laga soo dejiyay garoonka Muqdisho

Soomaaliya oo loo ogolaaday inay bixiso Baasaboorka Bulshada Bariga Afrika

Soomaaliya oo loo ogolaaday inay bixiso Baasaboorka Bulshada Bariga Afrika

February 17, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania, isla markaana ah Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya Ururka Bulshada Bariga Afrika...

Madaxweynaha Turkiga, Erdogan oo booqanaya Ethiopia

Madaxweynaha Turkiga, Erdogan oo booqanaya Ethiopia

February 17, 2026
0

Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan ayaa maanta oo Taalada ah booqasho rasmi ah ku imaanaya Magaalada Addis Ababa, ee...

Qoysas Khawaarijta ka barakicisay Sabiid iyo Caanoole oo dib-u-dejin loo sameeyey

Qoysas Khawaarijta ka barakicisay Sabiid iyo Caanoole oo dib-u-dejin loo sameeyey

February 17, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyaan Wasiirka Arrimaha Gudaha, Mudane Cali Yuusuf Cali, iyo Taliyaha Ciidanka...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika, oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In