Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

34kg oo ah Luulkii ugu weynaa dunida oo laga heley Philippine

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
34kg oo ah Luulkii ugu weynaa dunida  oo laga heley Philippine
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saraakiisha dalka Philippine ayaa aaminsan in ay soo saareen luulkii ugu weynaa caalamka kaas oo culeyskiisu dhan yahay 34kg ama 5.2 stone.

Nin kalluumeysato ah oo u dhashay wadankaas ayaa 10 sano ka hor waxaa uu heley luulkan laakiin ma ogeyn in waxaan ay qiimo leeyihiin, waxaana uu ku heystay sariirta hoosteed oo marka ay dad marti ah u yimaadaan ayuu soo bixin jirey maadaama sheygan uu yahay mid soo jiidasho leh oo aad u dhalaalaya, sida ay sheegtay Aileen Amurao oo kamid aheyd saraakiisha jaziiradda Palawan oo ah meesha luulka laga heley.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

“Waxaan la yaabnay markii uu soo keenay,” sidaas waxaa ay u sheegtay warbaahinta maxaliga ah.

Saraakiisha ayaa hadda waxaa ay sugayaan in soo xaqiijiyaan khubarada ku takhasustay dhagaxaanta qaaliga ah waxaana uu noqon karaa Luulkii ugu weynaa ee dunida.

Qiimaha luulkan ayaa lagu qiisay in uu gaarayo 100 milyan oo dollar, Luulkan ayaa dhararkiisu gaarayaa hal fiit (30.5cm) halka balaciisu dhan yahay  2.2 fiit oo dharar ah, haddii la soo xaqiijiyo waxaa recorka si fudud ugu jaban karaan Luulka loo yaqaano LaoTzu, kaas oo miisaankiisu yahay 6.4kg.

Previous Post

Meydka AUN Janaraal Samatar oo laga soo dejiyay Muqdisho

Next Post

AUN Janaraal Samatar oo maanta Muqdisho lagu aasay-Sawirro

Next Post
AUN Janaraal Samatar oo maanta Muqdisho lagu aasay-Sawirro

AUN Janaraal Samatar oo maanta Muqdisho lagu aasay-Sawirro

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In