Monday, October 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

405,000 oo ruux oo codsaday in Aung Sang Suu Ky lagala noqdo bilada nabadda

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
405,000 oo ruux oo codsaday in Aung Sang Suu Ky lagala noqdo bilada nabadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

In badan  400,000 qof ayaa codsaday in Aung Sang Suu Kyi lagala noqdo biladda nabadda ee loo yaqaano Nobel Peace Prize sida ay uga aamustay dhibaatada lagu hayo Muslimiinta Rohingya.

Hoggaamiyaha xisbiga  Burma’s National League for Democracy ayaa bilada nabada lagu abaalmariyay sanadkii 1991, ayadoo ku muteysatay ololaheeda ahaa in dadka laga qabto doorasho xor ah.

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

405,000 oo ruux ayaa hadda saxiixey codsiga loo jeediyay guddiga biladda nabadda in ay kala noqdaan Ms Suu Kyi, oo lagu eedeeyay in ay ku guuldareystay in ay iaaliso xuquuqda Muslimiinta Burma.

Hase ahaatee guddiga biladda nabada ee Norway ayaa sheegay in aysan kala noqonin abaalmarinta, ayagoo xusey kaliya waxa la xisaabayo ay aheyd shaqadii ay ku muteysatay.

Waxaa soo baxayay wararka sheegaya in dambiyo ka dhan ah bani’aadanimaa ay u geysteen ciidanka Burma  iyo kooxo Buddhist dadka Muslimiinta ah.

Kumanaan guri ayaa oo ku yaala gobolka Rakhine ayaa la gubay,  iyadoo ku dhowaad 300,000 oo qof ay ka qaxeen  deegaanadii ay ku noolaayeen muddo labo todobaad ah.

Kormeeriyaal ayaa sheegay in 1,000  lagu diley halkaas, waxaana xoghayahaha guud ee QM António Guterres, waxaa uu sheegay in rabshadahan ay yihiin isir sifeyn.

Hey’addaha gargaarka ayaa sheegay in si dadka Muslimiinta Rohingya loo caawiyo loo baahan yahay adduun gaaraya $77m (£58m).

Previous Post

Maleeshiyada Al shabaab oo laga saaray degmada Balad-Xaawo

Next Post

Aqalka sare oo u codeeyey in dib loo dhigo ajandihii ku saabsanaa Qalbi Dhagax

Next Post
Aqalka sare oo u codeeyey in dib loo dhigo ajandihii ku saabsanaa Qalbi Dhagax

Aqalka sare oo u codeeyey in dib loo dhigo ajandihii ku saabsanaa Qalbi Dhagax

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In