Ra’iisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi oo qaatay kaarka isdiiwaangalinta codbixiyaasha
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya mudane Cali Maxamed Geedi ayaa maanta qaatay kaarka isdiiwaangalinta codbixiyaasha golaha deegaanka, isagoo ka qaatay ...