Friday, February 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dood cilmiyeed ku saabsan ilaalinta deegaanka oo lagu qabtay xarunta Jaamacadda SIMAD “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dood cilmiyeedkan oo ay soo qaban qaabiyeen ardayda dhigata Kuliyadda dhaqaalaha iyo cilmiga bulshada ee Jaamacadda SIMAD ayaa waxaa u jeedku ahaa ilaalinta deegaanka, waxaana ka qeyb galay ardayda dhigata Jaamacadda iyo marti sharaf kale.

Intii ay socotay dood cilmiyeedka ayaa waxaa la isku dhaafsaday aaraah kala duwan, waxaana ardayda ay soo bandhigeen sida loo hagaajin karo deegaanka, iyagoo bulshada inteeda kale ka codsady inay ilaaliyaan bilicda deegaanka oo ay ka hortagaan cidkasta oo ku howlan jaridda dhirta, si aysan u dhicin nabaad guur

Related posts

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026

Cumar Colaad oo ah barre wax ka dhiga Jaamacadda SIMAD, kuna xeel dheer cilmiga ilaalinta deegaanka ayaa tilmaamay in bulshada Soomaaliyeed looga fadhiyo inay ka qeyb qaataan hagaajinta deegaanka, isagoo ardayda ugu baaqay in shacabka fahamsiiyaan sida loo ilaalin karo deegaanka.

Qaar ka mid ah ardaydii ka qeyb galay dood cilmiyeedka kana  mid ahaa kuwii soo qaban qaabiyay ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in u jeedka ay ka lahaayeen dood cilmiyeedkan ay tahay sidii bulshada loo fahamsiin lahaa ilaalinta deegaanka.

Gabo gabadii dood cilmiyeedka ayaa ardayda waxa ay gudaha Jaamacadda SIMAD ku beereen geed mirood.

10834058_636763603101296_1896108985_n DSC00117 DSC00119 DSC00126 DSC00131 IMG_7645 IMG_7732 IMG_7772 IMG_7809IMG_7899 IMG_7935

IMG_7893

IMG_7895

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweyne Xasan oo baaq u jeediyay shacabka iyo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed “Sawirro”

Next Post

Madaxweyne Xasan oo baaq u jeediyay shacabka iyo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed "Sawirro"

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

February 26, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In