Wednesday, September 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Chelsea oo Kulankii London derby Ka Badisay Tottenham iyo Man City iyo Arsenal oo Guulo Gaaray “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Chelsea ayaa kulankii London derby garoonkeeda Stamford Bridge 3-0 uga badisay kooxda Tottenham.

Kooxda Chelsea ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 19-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Eden Hazard.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Edin goolEdiin goolEdinEdin celee

Ciyaaryahan Didier Drogba ayaa daqiiqadii 22-aad ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Chelsea,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

Drogba goolDedier celeeDrogba celeeecelee

Ciyaaryahan Loic Remy ayaa daqiiqadii 73-aad ee ciyaarta goolka sedaxaad u dhaliyay kooxda Chelsea.

Remy goolRemy celeesad

Kooxda Chelsea ayaa horyaalka ingiriiska ku hogaamineyso 36-dhibcood,halka kooxda Tottenham ay ku jirto kaalinta tobanaad ee horyaalka,iyadoo leh 20-dhibcood.

Kooxda Sunderland ayaa waxaa garoonkeeda Stadium of Light 1-4 uga badiyay kooxda Manchester City.

Kooxda Sunderland ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 19-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Connor Wickham.

Wikan goolcelee

Ciyaaryahan Sergio Aguero ayaa daqiiqadii 21-aad ee ciyaarta gool barbardhac ah u dhaliyay kooxda Manchester City.

Ague gool 1 aguero gool 1Agu celee 1

Ciyaaryahan Stevan Jovetic ayaa dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Manchester City,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

Steven gool Steven goooljovocelee

Ciyaaryahan Pablo Zabaleta ayaa bilowgii qeybtii labaad ee ciyaarta goolka sedaxaad u dhaliyay kooxda Manchester City.

zab gool Zaba goolZab celeeceleee

Ciyaaryahan Sergio Aguero ayaa daqiiqadii 71-aad ee ciyaarta goolka afaraad u dhaliyay kooxda Manchester City.

ague celee 2

Ciyaaryahan Sergio Aguero ayaa 14-gool ku hogaaminayo gool dhalinta horyaalka ingiriiska ee Premier League-ga.

Kooxda Manchester City ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta labaad,waxana ay leedahay 30-dhibcood,halka kooxda Sunderland ay horyaalka uga jirto kaalinta 14-aad,iyadoo leh 14-dhibcood.

Kooxda Arsenal ayaa garoonkeeda Emirates Stadium 1-0 uga badisay kooxda Southampton.

Kooxda Arsenal ayaa ka faa’ideysatay dhaawac kooxda Southampton ka soo gaarayToby Alderweireld,ka dib markii ay kooxda sameeysay sedaxdii bedel ee loogu tala galay.

Ciyaaryahan Alexis Sanchez ayaa dhamaadkii ciyaarta goolka guusha u dhaliyay kooxda Arsenal.

goolsan goolceleesan celee

celee

Kooxda Arsenal ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska ka soo gashay kaalinta lixaad,waxana ay leedahay 23-dhibcood,halka kooxda Southampton ay ku jirto kaalinta sedaxaad ee horyaalka,iyadoo leh 26-dhibcood.

Kooxda Everton ayaa garoonkeeda Goodison Park barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Hull City.

Kooxda Everton ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 34-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Romelu Lukaku,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

Lukaku goolceleeeecaleeeLukak celeeluk celee

Ciyaaryahan Sone Aluko ayaa bilowgii qeybtii labaad ee ciyaarta gool barbardhac ah u dhaliyay kooxda Hull City.

aluko goolaluko celeealuko celeeeealukuu celeeceleee

Kooxda Everton ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta 11-aad,iyadoo leh 18-dhibcood,halka kooxda Hull City ay horyaalka uga jirto kaalinta 17-aad,iyadoo leh 12-dhibcood.

Previous Post

Dhageyso barnaamijka bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post

Maxkamada Darajada Koowaad Ee Ciidanka Qalabka sida oo saaka sadax ruux toogasho ku fulisay (DAAWO MUUQAAL)

Next Post

Maxkamada Darajada Koowaad Ee Ciidanka Qalabka sida oo saaka sadax ruux toogasho ku fulisay (DAAWO MUUQAAL)

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞  𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐧𝐣𝐚𝐛𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐞𝐞𝐧 𝐲𝐨𝐨𝐥 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐧𝐣𝐚𝐛𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐞𝐞𝐧 𝐲𝐨𝐨𝐥 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡

September 21, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In