Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Kalluumeysiga oo la kulmay dhigiisa Indosia”sawiro’

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka   Kalluumaysiga  iyo Kheyraadbad   Badda    Xukuumada Soomaaliya Maxamuud  Colow  Barrow  oo booqasho ku jooga Wadanka    Indosia  ayaa dhigiisa Indosia kula  yeeshay magalada caasimada u ah Indosia ee   Jakaarta  wasiirka   Kalluumaysiga  wadankaasi waxaayna  ka wada hadleen  sida dowladda Indosia gacan u siin laheyd Soomaaliya gaar ahaan arrimaha khuseeya Kalluumeysiga, maadaama Soomaaliya ay u baahan tahay caawimaad dhanka Kheyraadka badaha Soomaaliya iyi ilaalintooda xilli Kheyraadka badda Soomaaliya boob bahsan ay ku hayaan Maraakiib shisheeye oo si sharci daro ah uga Kalluumeysta Badaha Soomaaliya.

Wasiirka Kalluumaysiga  iyo Kheyraadka Bada     ayaa   sheegay  in haweenayda Wasiirka  ka ah Wasarada  Kalluumeysiga   dalkasi   in ay  dowladeeda Wasaarada  Kalluumeysiga Soomaaliya   ay ka gacan siin doonto dagaalanka    marakiibta  sida  sharci daradda ah uga  jilabanaysa    Xeebaha Soomaaliya  iyo in ay tababaro siinayso  shaqalaha Wasaaradda  Kalluumeysiga Soomaaliya.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Mudane  Maxamuud  Colow Barrow   ayaa sidoo kale    waxaa uu  magalada  jakarta    kulan  kula yeeshay gudoomiye ku xigeenka    Barlamaanka  dalka Indosia   Dr Osman Sabta, waxayna labada mas’uul ka wada hadleen sidii xiriir u yeelan la haayeen labada Barlamaan Soomaaliya iyo Indosia gaar ahaan in guddiyada labada Barlamaan ay Aqoon isweydaarsi isu dhaafsan lahaayeen.

Gudoomiye  ku xigeenka  Baralaamka  Indosia ayaa Wasiirka Kalluumeysiga Soomaaliya u balan qaaday in dowladda Indosia ay ka go’an in ay  caawiso Soomaaliya horaanta sanadka soo socoda uu iman doono Soomaaliya wafdi ka socodo dalka Indosia.

 

 

 

 

 

 

Previous Post

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Daawo Sawirada:-Cadaado Oo Horumar Ganacsi Laga Dareemayo

Next Post

Daawo Sawirada:-Cadaado Oo Horumar Ganacsi Laga Dareemayo

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In