Sunday, May 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida oo xukunno ku riday askar

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukunno kuriday askar lagu soo eedeeyay in ay jidgooyooyin dhigteen iyo gacan ku dhiigle horay racfaan uga qaatay xukun Maxkamadeed oo lagu riday.

Maxkamadda oo u fadhiisatay dacwad ciqaabeed loo haystay ilaa iyo 7-ruux oo lix ka mid ah loo haystay inay dhigteen jidgooye jidka aada dhanka Deegaanka Jaziira iyo askari suuqa bakaaraha ku dilay ruux shacab ah.

Related posts

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

May 31, 2026

Gaashaanle Dhexe Xasan Cismaan Axmed ayaa ku dhawaaqay xukunka Maxkamadda ay maanta ku riday eedeysanayaasha la horgeeyay.

“Maxkamadda waxaa u cadaatay Dable Bool Cabdullaahi Jiinoow Maxamed in uu 9-6-2014 gudaha suuqa bakaaraha ku dilay marxuum la oran jiray Maxamed Sandhoole Xasan, Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida waxay baabi’isay xukunkii maxkamadda darajada koowaad ee ay horey ugu xukuntay dable Bool Cabdullaahi Jiinoow Maxamed,   waxayna dambiilaha ku xukuntay in uu bixiyo boqol halaad oo geel ah oo ah diyadii Marxuumka uu dilay iyo labo sano oo xukun tacsiir ah oo ay uga bilaabaneyso 25/6/2014-ka” ayuu yiri Gaashaanle dhexe Xasan Cismaan.

Gaashaanle Dhexe Xasan Cismaan Axmed ayaa sidoo kale ku dhawaaqay xukunka kale ee lagu riday lix qof ee jidgooyooyin dhigtay Deegaanka Jaziira, isla markaana sameystay boonooyin been abuur ah oo ay gaadiidka lacago baad ah uga qaadi jireen, kuwaaasi oo afar ka mid ah lagu xakumay min 20 sano oo xabsi ciidan ah, waxaana ay kala yihiin .

  1. Dable bool Abshir Xasan Caddow “Abshir yare”, Alifle Bool, 18,887 Cumar Maxamed Aadan, 3. Dable xoogga Cali Maxamuud Caddow iyo 4 Abshir Xasan Caddow, halka Maxamed Cismaan Abiikar iyo Dable xoogga Faarax Muuse Xasan Maxamed ay maxkamadda sare ku xakuntay min 15 sano oo xabsi ciidan ah.
Previous Post

Dar dargelinta arrimaha xaquuqda aadanaha Soomaaliya oo laga hadlay

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka...

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba...

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) waxa uu bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa in Ciidanka Qaranka ay saaka aroortii fashiliyeen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In