Dhageystayaasha iyo Akhristayaasha sharaf leh ee Radio Muqdisho waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka gaar ah oo ku saabsan fashilka Shabaab ee dilalka qorsheysan
Wasiirka Waxbarashada XFS oo kormeeray iskuulada Dowladda
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa kormeer iyo dhiirrigelin ugu tagay...










