Monday, April 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Degmada Heliwaa oo sheegay in suuqyada degmadaasi laga bilaabo doono qaadista cashuuraha

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Degmada Heliwaa oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Benaadir iyo saraakiil ka tirsan ciidanka ilaada deegaanka Xamar ayaa maanta howlo kormeer ah ku soo kala bixiyay suuqyada Waxar Cadde, Suuqa Heliwaa iyo Darmooleey, halkaasi oo dhawaan la geeyay ciidamada amniga.

Ujeedka kormeerka ayaa ah sidii mas’uuliyiintaan ay ugu kuurgeli lahaayeen howlaha ganacsi ee ka jira suuqyadaasi, isla markaana ganacsatada loo gaarsiin lahaa fariin ah in suuqyadaasi ay goor dhaw ka bilaaban doonaan cashuuraha dowladda Hoose ee Xamar.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026

Suuqyada Waxar Cadde, Heliwaa iyo darmooleey oo ka wada tirsan degmada Heliwaa ayaa waxaa xilligan ka socda horumaro xagga ganacsiga ah, iyadoo hay’adaha ammaanka ay ku guuleysteen inay xaqiijiyaan Nabadgelyada suuqyadaasi.

Guddoomiyaha Degmada Heliwaa Maxamed Axmed Xaashi oo kormeerka kaddib la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in kan maamul ahaan ay xoogga saarayaan sidii dib loo soo celin lahaa adeegyada aas aasiga u ah bulshada ku nool degmada Heliwaa, isla markaana ganacsatada suuqyada degmadaasi loo fahamsiin lahaa ahmiyadda ay leedahay bixinta cashuuraha.

Guddoomiyaha oo hadalkiisa sii wata ayaa ugu baaqay bulshada demada ku nool inay ka qeyb qaataan dib u dhiska waddad Ex-koontarool Balcad oo ka muuqda bur bur xoogan oo saameeyay gaadiidka iyo dadweynaha ee halkaasi isticmaala.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Suxufiyiin codsaday in cadaaladda la horgeeyo horjooge Xasan Xanafi

Next Post

Suxufiyiin codsaday in cadaaladda la horgeeyo horjooge Xasan Xanafi

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In