Saturday, July 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Bayern Munich, iyo FC Cologne oo Badiyay iyo Hertha Berlin oo Ka Badisay Borussia Dortmund

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Augsburg ayaa waxaa garoonkeeda SGL Arena 0-4 uga badiyay kooxda Bayern Munich.

Kooxda Bayern Munich ayaa afarta gool dhalisay qeybtii danbe ee ciyaarta,waxaana labo kamid ah u dhaliyay ciyaaryahan Arjen Robben,halka labada gool ee kale ay u kala dhaliyeen ciyaaryahanada kala ah Mehdi Benatia iyo Robert Lewandowski.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Kooxda Bayern Munich ayaa horyaalka Jarmalka ee Bundesliga ku hogaamineyso39-dhibcood,halka kooxda Augsburg ay horyaalka uga jirto kaalinta sedaxaad,iyadoo leh 24-dhibcood.

Kooxda Schalke 04 ayaa waxaa garoonkeeda Veltins-Arena 1-2 uga badiyay kooxda FC Cologne.

Kooxda FC Cologne ayaa waxaa qeybtii danbe ee ciyaarta labada gool u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Anthony Ujah iyo Matthias Lehmann oo dhaliyay gool rigoore ah.

Ciyaaryahan Leroy Sane ayaa dhamaadkii ciyaarta goolka kaliya u dhaliyay kooxda Schalke 04.

Kooxda Schalke 04 ayaa kala horeynta horyaalka Jarmalka uga jirto kaalinta lixaad,waxana ay leedahay 23-dhibcood,halka FC Cologne ay horyaalka uga jirto kaalinta tobanaad,iyadoo leh 18-dhibcood.

Kooxda Hertha Berlin ayaa garoonkeeda Olympiastadion 1-0 uga badisay kooxda Borussia Dortmund oo ay xaaladu ku xuntahay.

Ciyaaryahan Julian Schieber ayaa dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta goolka guusha u dhaliyay kooxda Hertha Berlin.

Kooxda Hertha Berlin ayaa kala horeynta horyaalka Jarmalka uga jirto kaalinta 12-aad,waxana ay leedahay 17-dhibcood,halka kooxda Borussia Dortmund ay ka mid tahay sedaxda kooxood ee horyaalka ugu hooseeya.

Previous Post

Dowladda oo lagu amaanay meel marinta qorshe howleedka Qaran ee la dagaallanka xadgudubka “War-saxaafadeed”

Next Post

Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud oo Faah faahin ka bixiyay Cida uu u dhexeeyo Dagaalka Dhuusa mareeb ka dhacay

Next Post

Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud oo Faah faahin ka bixiyay Cida uu u dhexeeyo Dagaalka Dhuusa mareeb ka dhacay

Liiska Golaha Wasiirrada Cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

Liiska Golaha Wasiirrada Cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah u magacaabay Golaha Wasiirrada cusub...

Wasiirka Warfaafinta XFS iyo mas’uuliyiin kale oo booqday goobaha dalxiiska ee duleedka Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS iyo mas’uuliyiin kale oo booqday goobaha dalxiiska ee duleedka Muqdisho

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-xigeenka Amniga Gudaha XFS Sulub Axmed...

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

July 10, 2026
0

Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa...

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

July 10, 2026
0

Muqdisho, 10 Luulyo 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababar u soo xiray Saraakiil iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In