Sunday, May 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sii Hayaha Xilka Wasiirka Warfaafinta Oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Caalamiga ah Ee Ka Socda Kuwait “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Xulashada
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sii hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta oo saaka khudbad ka jeediyay  shirka caalamiga ee doorka Hay’adaha Gar-gaarka ee ka socda dalka Kuwait iyadoo xalay uu halkaas gaaray Wafdiga Soomaalida oo uu hogaaminayay Wasiir Mustaf Dhuxulow.

Shirka caalamiga ee doorka Hay’adaha Gar-gaarka ee Soomaaliya Wasiirka Warfaafinta Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow waxaa uu ka sheegay sida Hay’adaha gargaarka u taageeran dadka soomaaliyed ee dhibaatada ku dhacday 24 sano oo dalka Dowlad la’aan ka jirtay iyo baahida loo qabo in soomaaliya dhinacyo badan laga taageero.

Related posts

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo war kasoo saartay cabashooyin ka yimi safarrada dalka Masar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo war kasoo saartay cabashooyin ka yimi safarrada dalka Masar

May 24, 2026
Safaaradda Soomaaliya oo ee Shiinaha oo soo agaasintay Xuska Maalinta Afrika 

Safaaradda Soomaaliya oo ee Shiinaha oo soo agaasintay Xuska Maalinta Afrika 

May 24, 2026

“Hay’adaha Gar-gaarka Caalamka waa inay Soomaaliya Mudnaan weyn siiyaan.” Arrimaha shirka looga hadlayo ayaa ugu waaweyn sidii hay’adaha gar-gaarka caalamka ay uga wada shaqeyn lahaayeen sidii gar-gaarka uu u noqon lahaa mid bedela nolosha bani’aadamka, si aysan u soo noqnoqon arrimaha abaaraha joogtada ah”ayuu yiri Sii hayaha Wasiirka Warfaafinta Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow.

Hadaba shirka oo weli socda ayaa la filayaa in Saxaafadda loo soo bandhigo hadaladii uu shirka ka jeediyay Wasiirka Warfaafinta.

Eng C/raxmaan Yariisow oo ah Lataliyaha Wasaaradda Warfaafinta ee Soomaaliya ayaa ka mid ah Wafdiga Wasiirka Warfaafinta Mustaf Dhuxulow ee ka qeybgalaya shirka doorka hay’adaha gargaarka ee ka socda dalka Kuwait

Shirka ayaa lagu wadaa in maalinta Arbacada la soo gabagabeeyo sida ay sheegayan ka qeybgalayaasha shirka.

139 229 514 551

Previous Post

Madaxweynaha Dalka Oo Warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo Ka Guddoomay Safiirka Cusub Dowladda Shiinaha Ee Soomaaliya “Sawirro”

Next Post

Duqa Muqdisho Oo Kala Shiray Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Dar Dar galinta Howlaha Caasimadda “Sawirro”

Next Post

Duqa Muqdisho Oo Kala Shiray Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Dar Dar galinta Howlaha Caasimadda "Sawirro"

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo war kasoo saartay cabashooyin ka yimi safarrada dalka Masar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo war kasoo saartay cabashooyin ka yimi safarrada dalka Masar

May 24, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo...

Safaaradda Soomaaliya oo ee Shiinaha oo soo agaasintay Xuska Maalinta Afrika 

Safaaradda Soomaaliya oo ee Shiinaha oo soo agaasintay Xuska Maalinta Afrika 

May 24, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha ayaa sanadkaan si heer sare ah u soo agaasintay xuska Maalinta Afrika (African Day), oo lagu...

Horjooge isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka

Horjooge isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka

May 24, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Horjooge Cali Maxamed Coloow oo wata qori AK47 ah iyo booshkiisa, kana soo baxsaday weerarrada Ciidamada Qaranka ay deegaanka...

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo lagu soo dhaweeyay Qansaxdheere

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo lagu soo dhaweeyay Qansaxdheere

May 24, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAAY):-Wafdi uu Hoggaaminaayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eelaay),ayaa  safar shaqo ku gaaray...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In