Friday, July 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sii-hayaha Wasiirka Arrimaha dibada oo maanta ka sagootiyay shaqaale Wasaaradaasi ka tirsan oo Turkiga u aaday Siminaar

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sii-hayaha Wasiirka Wasaarad Arrimaha dibada mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde)  ku sii sagootiyay qaar kamid ah shaqaalaha Wasarada arimaha dibada iyo maalgashiga caalamiga kuwaasi oo 10 ka mid ah dalka Turkiya loo qaaday  halkaasi oo ay ku soo qaadan doonaan tababar la xirira sare u qaadida heerka aqoontada gaar ahaan dhameystirka mashruucii isku xirka shaqada safaradaha Soomaaliya ay ku leedahay dalalka  caalamka.

Sii-hayaha Wasiirka Wasaarad Arrimaha dibada mudane C/raxmaan Ducaale Beyle oo warbaahinta qaranka la hadlay ayaa sheegay in shaqaalahan ay wax badan ku soo kororsan karaan dalka Turkiga inta ay joogaan isla markaana Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ay meel wanaagsan u marayso mashruuca isku xirka dhanka isgaarsiinta ee Safaaradaha Soomaaliya ee ku yaala Wadamada aduunka oo dhan.

Related posts

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

July 16, 2026

Shaqaalaha Wasaarada Arrimaha dibada ee maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho kuna sii jeeda dalka Turkiga ayaa waxaa ay qeyb ka tahay dhameystirka mashruuca dowladda Soomaaliya ay ka caawinayso dalka Turkiga kaas oo dulucdiisu ay tahay in safaaradaha Soomaaliya oo dalalka Caalamka ku yaala ay yeeshaan xiriir dhanka isgaarsiinta ah si ay u sahlanaato is dhaafsiga xogaha safaaradaha Soomaaliya.

 

Previous Post

Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay magacaabista R/wasaaraha (Sawirro+Dhageyso)

Next Post

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Ra’isul Wasaare ku Xigeenka Dalka Turkiga”sawiro”

Next Post

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Ra’isul Wasaare ku Xigeenka Dalka Turkiga"sawiro"

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026
0

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA, Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa caawa kulan miro-dhal ah la...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

July 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Jabuuti u qaabilsan Soomaaliya...

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

July 16, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta bulshada ku nool deegaannada Kabxanleey iyo Deefow ee hoostaga magaalada Beledweyne, xarunta...

Golaha Wasiirrada oo meel mariyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah

Golaha Wasiirrada oo meel mariyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah

July 16, 2026
0

Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In