Sunday, April 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaflad lagu weyneynayo sanadguurada ciidanka booliiska oo caawa ka socota Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasbad balaaran oo lagu maamuusayo xuska sanadguuradi 71-aad ee ka soo wareegtay aas aaska ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa caawa ka socota xarunta ciidanka Booliiska ee magaalada Muqdisho.

Xafladda oo si heer sare ah loo soo qaban qaabiyay ayaa waxaa goob joog ka ah ku simaha madaxweynaha ahna gudoomiyaha baarlamanka federaalka Soomaaliya, masโ€™uuliyiin ka tirsan dowladda, taliyayaasha ciidamada qalabka sida, sareeyayaasha ciidanka booliiska iyo marti sharaf kale.

Related posts

๐‘น๐’‚โ€™๐’Š๐’”๐’–๐’ ๐‘พ๐’‚๐’”๐’‚๐’‚๐’“๐’† ๐‘ฟ๐’‚๐’Ž๐’”๐’‚ ๐’๐’ ๐’’๐’‚๐’…๐’Œ๐’‚ ๐’•๐’‚๐’๐’†๐’†๐’‡๐’๐’๐’๐’Œ๐’‚ ๐’–๐’ˆ๐’– ๐’‰๐’‚๐’Ž๐’ƒ๐’‚๐’๐’š๐’†๐’†๐’š๐’‚๐’š ๐‘ด๐’‚๐’…๐’‚๐’™๐’˜๐’†๐’š๐’๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ฑ๐’‚๐’ƒ๐’–๐’–๐’•๐’Š ๐‘ฐ๐’”๐’Ž๐’‚๐’‚๐’„๐’Š๐’Š๐’ ๐‘ช๐’–๐’Ž๐’‚๐’“ ๐‘ฎ๐’†๐’†๐’๐’e

April 11, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Tripoli uga qeybgalay dib u howlgelinta xarunta (CEN-SAD),

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Tripoli uga qeybgalay dib u howlgelinta xarunta (CEN-SAD),

April 11, 2026

Fanaaniinta kooxda booliiska ee Heegan iyo kooxda bambeyda ayaa halkaasi kusoo bandhigaya heeso iyo sugaan kala duwan oo ka tarjumeysa waxqabadka booliiska Soomaaliyeed.

Gen. Cismaan Cumar Wehliye โ€œGas Gasโ€ oo ah ku simaha taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa lagu wadaa inuu khudbad ku saabsan howlaha booliisku u hayo bolshada ka jeediyo halkaasi.

Sanadguuradii 71-aad ee ka soo wareegtay aas aaska ciidanka booliiska ayaa oo ku asteysan maanta ayaa looga dabaal degay Muqdisho iyo gobollada kale ee dalka.

Previous Post

Man United oo Bareejo Lagu Celiyay iyo Kooxaha West Ham,Southampton,Tottenham,Swansea iyo QPR oo Guulo Gaaray โ€œSAWIRROโ€

Next Post

Barcelona oo Xasuuqday Kooxda Cordoba โ€œSAWIRROโ€

Next Post

Barcelona oo Xasuuqday Kooxda Cordoba โ€œSAWIRROโ€

๐‘น๐’‚โ€™๐’Š๐’”๐’–๐’ ๐‘พ๐’‚๐’”๐’‚๐’‚๐’“๐’† ๐‘ฟ๐’‚๐’Ž๐’”๐’‚ ๐’๐’ ๐’’๐’‚๐’…๐’Œ๐’‚ ๐’•๐’‚๐’๐’†๐’†๐’‡๐’๐’๐’๐’Œ๐’‚ ๐’–๐’ˆ๐’– ๐’‰๐’‚๐’Ž๐’ƒ๐’‚๐’๐’š๐’†๐’†๐’š๐’‚๐’š ๐‘ด๐’‚๐’…๐’‚๐’™๐’˜๐’†๐’š๐’๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ฑ๐’‚๐’ƒ๐’–๐’–๐’•๐’Š ๐‘ฐ๐’”๐’Ž๐’‚๐’‚๐’„๐’Š๐’Š๐’ ๐‘ช๐’–๐’Ž๐’‚๐’“ ๐‘ฎ๐’†๐’†๐’๐’e

๐‘น๐’‚โ€™๐’Š๐’”๐’–๐’ ๐‘พ๐’‚๐’”๐’‚๐’‚๐’“๐’† ๐‘ฟ๐’‚๐’Ž๐’”๐’‚ ๐’๐’ ๐’’๐’‚๐’…๐’Œ๐’‚ ๐’•๐’‚๐’๐’†๐’†๐’‡๐’๐’๐’๐’Œ๐’‚ ๐’–๐’ˆ๐’– ๐’‰๐’‚๐’Ž๐’ƒ๐’‚๐’๐’š๐’†๐’†๐’š๐’‚๐’š ๐‘ด๐’‚๐’…๐’‚๐’™๐’˜๐’†๐’š๐’๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ฑ๐’‚๐’ƒ๐’–๐’–๐’•๐’Š ๐‘ฐ๐’”๐’Ž๐’‚๐’‚๐’„๐’Š๐’Š๐’ ๐‘ช๐’–๐’Ž๐’‚๐’“ ๐‘ฎ๐’†๐’†๐’๐’e

April 11, 2026
0

๐‘น๐’‚โ€™๐’Š๐’”๐’–๐’ ๐‘พ๐’‚๐’”๐’‚๐’‚๐’“๐’† ๐‘ฟ๐’‚๐’Ž๐’”๐’‚ ayaaย  ๐’’๐’‚๐’…๐’Œ๐’‚ ๐’•๐’‚๐’๐’†๐’†๐’‡๐’๐’๐’๐’Œ๐’‚ ๐’–๐’ˆ๐’– ๐’‰๐’‚๐’Ž๐’ƒ๐’‚๐’๐’š๐’†๐’†๐’š๐’‚๐’š ๐‘ด๐’‚๐’…๐’‚๐’™๐’˜๐’†๐’š๐’๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ฑ๐’‚๐’ƒ๐’–๐’–๐’•๐’Š ๐‘ฐ๐’”๐’Ž๐’‚๐’‚๐’„๐’Š๐’Š๐’ ๐‘ช๐’–๐’Ž๐’‚๐’“ ๐‘ฎ๐’†๐’†๐’๐’๐’†

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Tripoli uga qeybgalay dib u howlgelinta xarunta (CEN-SAD),

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Tripoli uga qeybgalay dib u howlgelinta xarunta (CEN-SAD),

April 11, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Tripoli kaga qayb-galay...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa magacowday Guddiga Farsamada ee wada-hadalka iyo dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed. Guddigan farsamo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In