Saturday, July 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hey’adda SIM TRAINING AND CONSULTANCY oo tababar u qabatay 133 qofood (Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababar aqoon kororsi ah oo ay ka qeybgaleen 133 qofood lagu baranayay xirfadaha xiriirka (communication skills) ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay hey’adda SIM TRAINING AND CONSULTANCY ayaa socday muddo hal todobaad ah, iyadoo ay casharro ka bixinayeen Qubaro aqoon durugsan u leh (communication skills).

Related posts

Saraakiil Boolis oo shahahaadada Master Degree ka qaatay Ruushka

Saraakiil Boolis oo shahahaadada Master Degree ka qaatay Ruushka

July 25, 2026
Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026

Dadka loo qabtay tababarkan oo gaarayay 133 qofood ayaa laga soo kala xulay qeybgaha bulshada ku dhaqan gobolka Banaadir.

Gudoomiyaha hey’adda tababarka bixisay Cali Ibraahim Maleykow oo xafladdii gunaanadka tababarkaasi ka hadlay ayaa kula dar daarmay xubnihii ka qeybgalay tababarka in aqoonta ay ka dhaxleen tababarka ay uga faa’iideeyaan bulshada inteeda kale.

Wuxuu sheegay in hey’adda SIM TRAINING AND CONSULTANCY ay sii wadi doonto tababarrada noocan oo kale ah si sare loogu qaado aqoonta iyo wacyiga bulshada Soomaaliyeed.

Sidoo kale madaxa xiriirka caalamiga ah ee hey’ada SIM Dr. Maxamed Ibraahim Qeyre ayaa ku guubiyay ardayda loo soo xiray tababarka iney ku dadaalaan sidii ay usii kordhin lahaayeen aqoontooda.

Hey’adda SIM TRAINING AND CONSULTANCY oo ka shaqeeysa tababarada iyo la talinta,  ayaa shahaadooyin gudoonsiisay xubnihii ka qeybgalay tababarkan.

20141212_171331 20141226_163103 20141226_164617 20141226_170602 20141226_172326 SAMSUNG CAMERA PICTURES SAMSUNG CAMERA PICTURES SAMSUNG CAMERA PICTURES

 

Previous Post

Waxqabadka Dowladda ee Toddobaadkii la soo dhaafay 27 December 2014‏

Next Post

Barlamaanka oo dhegeystay akhrinta labaad Hinse-sharciyeedka lagu dhisayo guddiga madax banaan ee doorashooyinka

Next Post

Barlamaanka oo dhegeystay akhrinta labaad Hinse-sharciyeedka lagu dhisayo guddiga madax banaan ee doorashooyinka

Saraakiil Boolis oo shahahaadada Master Degree ka qaatay Ruushka

Saraakiil Boolis oo shahahaadada Master Degree ka qaatay Ruushka

July 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah uga qalinjabiyay Akadeemiyadda Maamulka ee Wasaaradda Arrimaha...

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
0

Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

July 24, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In