Saturday, July 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjooge sare oo Al-shabaab ah oo ay gacanta ku dhigtay dowladda Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya oo ku sugan gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in ay gacanta ku hayaaan horjooge Zakariye Maxamuud iyo nin xogheyn u ahaa sida uu radio Muqdisho u sheegay Sheekh Isaaq Xuseen Mursal oo saraakiisha Ciidanka Soomaaliya kamid ah.

Horjooge Zakariye Maxamuud ayaa ahaa Xoghayaha Maalliyadda ee Kooxda Al-shabaab, waxaana sidoo kale uu kamid ahaa horjoogiyaasha madaxooda la dul-dhigay lacag isla markaana la doon doonaayay.

Related posts

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray magaalada Baydhaba

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray magaalada Baydhaba

July 18, 2026
Wasiirka Qorshaynta XFS oo ka qayb galay doodda heer wasiir ee maalinta Africa

Wasiirka Qorshaynta XFS oo ka qayb galay doodda heer wasiir ee maalinta Africa

July 18, 2026

Arrintan ayaa imaanaysa xilli Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika  ee AMISOM ay howlgalo isdaba joog ah ka wadaan deegaanada Al-shabaab ku dhuumaalaysanayaan,waxaana taasi ku qasabtay in horjoogiyaasha  Al-shabaab waayaan meel ay ciirsadaan ama ay kaga dhuuntaad ciidanka Soomaaliya.

 

Previous Post

Wariye iyo Haweenay 4 Canug  umashay oo maanta la gaarsiiyay deeq lacageed”SAWIRO”

Next Post

Shirweyne dib loogu u eegayo Qorshayaasha Puntland sanadaha 2014-2015 oo maanta ka furmay Garoowe”sawiro”

Next Post

Shirweyne dib loogu u eegayo Qorshayaasha Puntland sanadaha 2014-2015 oo maanta ka furmay Garoowe"sawiro"

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray magaalada Baydhaba

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray magaalada Baydhaba

July 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Cabdulqaadir Cilmi...

Wasiirka Qorshaynta XFS oo ka qayb galay doodda heer wasiir ee maalinta Africa

Wasiirka Qorshaynta XFS oo ka qayb galay doodda heer wasiir ee maalinta Africa

July 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale adkeysay doorkeeda ku aaddan hirgelinta ajendayaasha horumarineed ee Afrika iyo caalamka, iyadoo ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

July 17, 2026
0

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA WASIIRKII GAASHAANDHIGGA DALKA JABUUTI   Muqdisho, Luuliyo, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026
0

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA, Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa caawa kulan miro-dhal ah la...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In