Saturday, May 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Burcad Koonfur Afrikaan ah oo dilay muwaadin Soomaaliyeed

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxahan burcad ah ayaa weerar ku soo qaaday goob ganacsi oo ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed oo ku taalo magaalada Jonesburg waxaana halkaasi ay ku dileen milkiilihii goobtaas ganacsi oo lagu magacaabi jiray Nuur Xasan( Nuur Bindo) iyadoo weerarkan uu ka duwanaa weeraradii horey loogu soo qaadi jiray dadka Soomalida ah oo ku nool dalka Koonfur Afrika sida uu sheegay  Cumar Jimcaale oo goob ahaa markii uu falka dilka ah uu dhacayay.

“Ragga burcad ah ayaa Dukaanka soo galay waxay qaateen alaab Dukaanka tiilay,gaarigooda ayay alaabtii saarteen waxayna rabeen in ay si bilaash ah ku qaataan ninki Dukaanka ayaa alaabtii gaariga kala soo degay waxayna ugu hanjabeen in ay dili doonaa, hanjabaada iyo dilkana wax badan um dhexeynin” ayuu yiri goobjooge  Cumar Jimcaale.

Related posts

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

May 16, 2026

Cumar ayaa intaa ku daray in goobta ay soo gaareen Ciidanka Boliiska dalkaasi iyagoo keeneen sawiro ragga la tuhunsan yahay in ay ka dambeeyeen weerarkan,waxaana sawiradaasi laga dhex aqoonsaday in burcadii ka dambeysay falka dilka ah.

Mid kamid ah ehelada Ninka la dilay ayaa sheegay in mas’uuliyiinta Safaaradda Soomaaliyeed ka codsaday in ay dabagal ku sameeyeen Kiiskan maadaama la helay cadeymo muujinaaya kooxda dhibaatada geysatay.

Jaalliyadda Soomaaliyeed oo ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa dhibaatooyinka isugu jira dil,dhac iyo handadaad kala kulma kooxo abaabulan oo Koonfur Afrikaan ah, iyadoo tiro aad u yar oo kooxaha dhibaatadaasi geysta la soo qabto isla markaana maxkadda la soo istaajiyo.

Previous Post

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Tottenham Hotspur iyo Manchester United oo Bareejo Ku Kala Baxay

Next Post

Tottenham Hotspur iyo Manchester United oo Bareejo Ku Kala Baxay

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Xarunta Dhexe ee Wasaaradda...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Caddeysay in Dalka ay ka Dhacayso Doorasho Qof iyo Cod ah

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Caddeysay in Dalka ay ka Dhacayso Doorasho Qof iyo Cod ah

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyada oo fulinaysa waajibaadka dastuuriga ah ee ka saaran dhaqan-galinta doorasho Qof iyo cod...

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

May 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In