Thursday, July 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha maamulka Puntland oo booqday degmada Eyl (Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha maamulka Puntland oo booqday degmada Eyl (Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo  shalay booqasho ku tagay degmada Eyl ee Gobolka Nugaal ayaa kormeeray cisbitaalka degmadaasi, isagoo kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada

Cabdi weli Gaas ayaa meel fagaare ah kula hadlay qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degmadaasi, kuwaasi oo isaga kala yimi laba xaafadood ee ay ka kooban tahay degmada Eyl, xaafadahaasi oo kala ah Daawad iyo Badey.

Related posts

Shaqsiyaadkii kaalinta muuqata ka qaatay xuska Toddobaadka Xorriyadda oo xaflad loo qabta

Shaqsiyaadkii kaalinta muuqata ka qaatay xuska Toddobaadka Xorriyadda oo xaflad loo qabta

July 8, 2026
IGAD oo Dardargelinaysa Taageerada Ansixinta iyo Dhaqan-gelinta Heshiiska Xorriyadda Isu-socodka Dadka ee Soomaaliya

IGAD oo Dardargelinaysa Taageerada Ansixinta iyo Dhaqan-gelinta Heshiiska Xorriyadda Isu-socodka Dadka ee Soomaaliya

July 8, 2026

Haweenka degmada Eyl ayaa  soo bandhigay heeso, buraanbur iyo ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka ee Soomaalida, taasi oo ay ku soo dhaweynayeen madaxweyne Gaas iyo wafdiga uu hogaaminayey.

Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa  sheegay in uu si aad ah ugu faraxsan yahay soo dhaweynta loogu sameeyey degmadaasi Eyl iyo booqashada uu ku tegay Degmadaasi.

”Qofka marka la yiraahdo magaalada Eyl waxaa maskaxdiisa ku soo dhacaysa in ay tahay magaalo aad u quruxbadan dhulka ay ku taalo iyo sida uu u egyahay, magaalo bad, buuro, berri magaalo intaa leegna soomaaliya way ku yartahay”Ayuu yiri Madaxweyne Gaas.

Madaxweyne Gaas ayaa qurbojoogta reer Puntland ugu baaqay in dalkooda kheyraadka ku jira ka faa’iidaystaan isalamrkaana u dalxiis yimaadaan meelaha taariikhiga ah sida Eyl ee ku haboon in lagu dalxiiso.

”Waxaan rabnaa in laysku tashado maadaama laysku tashanayo waa muhiim in maamulka iyo dadkiisa ay isku tashadaan si wax loo wada qabsado, waxaan rabnaa 80-kiilo mitir ee ka harsan wadada in si tartiib tartiib ah aynu ku dhamaysano”Ayuu yiri Madaxweyne Gaas.

unnamed unnamed (1) unnamed (2) unnamed (3) unnamed (4) unnamed (5) unnamed (6)

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho 01 01 2015

Next Post

“Muungaab” oo ka qeybgalay Xaflad xalay ka dhacday Degmada Yaaqshiid  (Sawirro)

Next Post
“Muungaab” oo ka qeybgalay Xaflad xalay ka dhacday Degmada Yaaqshiid  (Sawirro)

“Muungaab” oo ka qeybgalay Xaflad xalay ka dhacday Degmada Yaaqshiid  (Sawirro)

Shaqsiyaadkii kaalinta muuqata ka qaatay xuska Toddobaadka Xorriyadda oo xaflad loo qabta

Shaqsiyaadkii kaalinta muuqata ka qaatay xuska Toddobaadka Xorriyadda oo xaflad loo qabta

July 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa xaflad abaalmarin iyo maamuus ah u qabtay haldooradii...

IGAD oo Dardargelinaysa Taageerada Ansixinta iyo Dhaqan-gelinta Heshiiska Xorriyadda Isu-socodka Dadka ee Soomaaliya

IGAD oo Dardargelinaysa Taageerada Ansixinta iyo Dhaqan-gelinta Heshiiska Xorriyadda Isu-socodka Dadka ee Soomaaliya

July 8, 2026
0

Urur-goboleedka Iskaashiga Horumarinta Bariga Afrika (IGAD) ayaa Arbacadii sii xoojiyey dadaallada uu ku taageerayo Soomaaliya sidii loo dardargelin lahaa ansixinta...

DAAWO SAWIRRADA: Howlgalkii Ciidanka Ay Kula Wareegeen Kuntuwaareey Iyo Carruur Ay Soo Furteen

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaariijta

July 8, 2026
0

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidamada Ammaanka Jubbaland, ayaa waaberigii maanta howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Taliyaha CXDS oo kormeeray Dugsiga Tababarka Qorilow

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Taliyaha CXDS oo kormeeray Dugsiga Tababarka Qorilow

July 8, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In