Monday, June 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudiga Farsamada Maamul u sameynta Gobolada Mudug iyo Galgaduud oo hadlay halka ay u mareyso Howshoodu

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Gudiga Farsamada Maamul u sameynta Gobolada Mudug iyo Galgaduud oo hadlay halka ay u mareyso Howshoodu
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Warsaxaafadeed

 Kulankii 34AAD oo aay isugu yimid guddiga farsamadda maamul usameeynta GoboladdaDhexe Galgaduud iyo Mudug oo uu shir gudoominayay Gudoomiye Kuxigeenka GuddigaMaxamedXaashiCabdi.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka  Suudaan ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka Suudaan ee Soomaaliya

June 28, 2026
Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeeray xerada Jeneraal Gordon

Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeeray xerada Jeneraal Gordon

June 28, 2026

Shirkaa ayeey guddigu waxeey uga hadleen waxyaabihii u qabsoomay tan iyo intay gudoonka doorteen iyo waxa ku soo wajahan ooy tahay inay qabtaan.

Waxyaabaha ay ka hadleen ayaa waxaa ka mid ahaa;

Inladardargeliyodhaqaajinta howsha maamul usameeynta Goboladda DhexeGalgaduud iyo Mudug ayagoo isla qaatay ineey muhiim tahay in sida uga dhaqsaha badan ay ugu wareegaan goobtii shirka si wada jir ah.

Waxeeykaloo ka hadleen oo isla qaateen arinka dib-u-heshiinta ooy dad badan soo celceliyeen ayagoo isla gartay inay shaqadooda ka mid tahay arintaasintabadana aayku dhex qaban doonaan waqtiga shirka uu socdo wixii ka dhimanaadana aay dhameeystiri doonaan shirka kadib.

Sidoo kale wuxuu mar labaad guddigubaaq nabadeed usoojeediyaydhamaan kooxaha ku dagaalamaya GoboladdaDhexe Galgaduud iyo Mudug sikudheehanhufnaaniyoshuruudla’aanlagusooceliyonabadiyowaddanoolaasho.

Sidoo kale wuxuuguddigu usoo jeedinayaabaaq dhamaan musharixiinta madaxweeyneninimoeeGobaladdaDhexe Galgaduud iyo Mudug in aaysankukicinfaldhaawicikaraheykalkaiyohawshaguddiga, iskunakalsoonaadaan mar walbanaogaadaan inuu guddiguyahaymid dhexdhexaad ah lanashaqeeyaan.

Sidoo kale Gudigu waxa uu ka codsanyaa in dhamaan bulshada qaybaheeda kala duwan ee ka soo jeeda Galgaduud iyo Mudug goob kasta ay joogaan inay gacan ku siiyaan gudiga dhismaha maamulkaas..

FiiroGaar Ah: Wax YaabahaGuddigaUqabsoomay;

  • Xalintacaqabadabadanoo la soogudboonaadaylidnakuahaamaamul u samayntaGoboladaDhexe.
  • Inladoortaygudoomiye, kuxigeen, xoghayeiyoafhayeen
  • Inlamagacaabaygudiyohoosaadkala ah dastuurka, qilaafaadka, sahayda&dejinta, amniga&anshaxa&wacyigelinta
  • BilowgaqoraalkaQabyoqoraaldastuurkamaamulkagoboladdadhexe
  • Xeerhoosaadkagudiggaiyoergooyinka

Ugu danbeeyntii shirkii maanta waxa uu guddigu isku raacay inuu dar-dargeliyo howlihiisa shaqo ee horyaalla.

Wixiifaahfaahindheeraada, fadlankalasooxiriirafhayeenkaguddiga.

Wada ShaqeeynWacan.

 

ShiiqCumar Cali RoobleAfhayeenkaGuddigaFarsamadda – tel: 0618066662 email: [email protected]

Previous Post

Maamulka iyo ardada Jaamacada Jasiira oo Daawooyin gaarsiiyay Dad barakacayaal ah{SAWIRRO}

Next Post

Xeer ilalaiyaha Guud Ee Qaranka oo u digay dadka sameeeyay Documentiyada been abuurka ah

Next Post
Xeer ilaaliya guud ee Qaranka oo dalka dib ugu soo laabtay (Sawirro)

Xeer ilalaiyaha Guud Ee Qaranka oo u digay dadka sameeeyay Documentiyada been abuurka ah

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka  Suudaan ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka Suudaan ee Soomaaliya

June 28, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...

Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeeray xerada Jeneraal Gordon

Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeeray xerada Jeneraal Gordon

June 28, 2026
0

Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka ayaa maanta kormeer ku tegay Xerada Jeneraal Gordon ee magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Itoobiya

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Itoobiya

June 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray, magaalada Addis...

Danjire Jaamac oo kulamo miro-dhal ah la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Burkina Faso

Danjire Jaamac oo kulamo miro-dhal ah la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Burkina Faso

June 28, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In