Saturday, May 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska ciidanka Asluubta oo dalbaday in la banneeyo xarumihii Asluubta ee gobollada Sh/dhexe iyo Hiiraan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Taliska ciidanka Asluubta oo dalbaday in la banneeyo xarumihii Asluubta ee gobollada Sh/dhexe iyo Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa ka dalbaday dadka degan xarumaha ciidanka ee gobollada Sh/dhexe iyo Hiiraan iney uga guuraan sida ugu dhaqsiyaha badan.

S/guuto Xuseen Xasan Cismaan taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa sheegay in ciidanka Asluubta uu gobolladaasi ku leeyahay xabsiyo, beero iyo xarumo kale oo u gaar ah ciidanka Asluubta, wuxuuna ugu baaqay dadka deggan xarumahaasi iney isaga guuraan.

Related posts

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

May 30, 2026
Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

May 30, 2026

Taliyaha ayaa tilmaamay in ciidanka Asluubta uu dib uga howlgaliayo gobolladaasi sidaasi darteedna ay lagama maarmaan tahay in la banneeyo xarumaha ciidanka si dib u dhis iyo qalabeyn loogu sameeyo.

Wuxuu xusay taliyaha in beerihii ciidanka Asluubta iyo xeryooyinkii agoonta ee gobollada Sh/dhexe iyo Hiiraan ay dad si sharci darro ah ku deganyihiin, isagoo ku boorriyay dadka deggan dhulalka ciidanka asluubta ineey banneeyaan.

Taliyaha ayaa ka digay in haddii la banneeyn waayo dhulalka ciidanka Asluubta ay sharciga la tiigsan doonaan qolooyinkaasi.

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Maamulka gobolka Sh/Hoose oo ku amray hey’adaha samafalka iney is diiwaangeliyaan

Next Post
Maamulka gobolka Sh/Hoose oo ku amray hey’adaha samafalka iney is diiwaangeliyaan

Maamulka gobolka Sh/Hoose oo ku amray hey'adaha samafalka iney is diiwaangeliyaan

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) waxa uu bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa in Ciidanka Qaranka ay saaka aroortii fashiliyeen...

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyey liiska saddexda (3) xubnood ee ka haray xubnaha ku guulaystay kuraasta Golaha Wakiillada ee...

Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga difaaca ee labada dal

Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga difaaca ee labada dal

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cali Cabdi, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Moscow ee...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay muujineysaa garab istaag buuxa oo ay la garab taagan tahay Dowladda walaalaha ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In