Thursday, September 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Qatar oo ku guuleysatay tartan kubadda cagta ah “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Qatar oo ku guuleysatay tartan kubadda cagta ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka shidaalka ee dalka Qatar ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan QAPCO ayaa tartan kubadda cagta ah oo ay soo qaban qaabisay lagu soo gabo gabeeyay magaalada Doha ee xarunta dalka Qatar, kaasi oo ay ka qeyb galeen kooxo ku cayaarayay Jaaliyadaha ku nool dalkaasi.

Gabo gabadii tartanka oo ay isugu soo hareen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Qatar iyo koox kale oo ku cayaareysay magaca shirkadda QAPCO ayaa waxaa koobkaasi ku guuleysatay tartankii ay sanadkan laga qabtay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Qatar ku badiyay 3-0 oo ay afka ciidda u dareen kooxdii magaca QAPCO, waxaana munaasabad abaal marin lagu guddoonsiinayay cayaartooyda Soomaaliyeed lagu qabtay dalkaasi, iyadoo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee dalka Qatar.

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026

Xafladda oo ay ka hadleen mas’uuliyiin kala duwan ayaa hadalo dar daaran iyo bogaadin loo soo jeediyay cayartooyda Soomaaliyeed ee ka qeyb galay tartanka kubadda cagta, iyadoo abaal marino lagu guddoonsiiyay cayaartooydii ku guuleysatay tartanka jaaliyadaha ee kubadda cagta, laguna amaanay dadaalka ay muujiyeen inta uu socday tartanka.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Qatar ayaa lagu amaanay cayaar wanaaga ay soo bandhigeen inta uu tartanka socday.

20150103_014206 CYMERA_20150102_151724 CYMERA_20150102_151812 CYMERA_20150102_151841 CYMERA_20150102_151921 CYMERA_20150102_151945 CYMERA_20150102_152019 CYMERA_20150102_152047 CYMERA_20150102_152111 CYMERA_20150102_152139

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Kooxda Real Madrid oo Guul Darro Ku Bilowday Sanadka 2015-ka “SAWIRRO”

Next Post
Kooxda Real Madrid oo Guul Darro Ku Bilowday Sanadka 2015-ka “SAWIRRO”

Kooxda Real Madrid oo Guul Darro Ku Bilowday Sanadka 2015-ka “SAWIRRO”

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

September 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

September 16, 2026
0

Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In