Monday, February 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddomiyaha gobolka oo xarigga ka jaray xarumo dib u dhis lagu sameeyay oo ku yaala Shangaani”sawiro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Guddomiyaha gobolka oo xarigga ka jaray xarumo dib u dhis lagu sameeyay oo ku yaala Shangaani”sawiro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo ah Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ayaa ka qeyb galay xaflad is dhexgalka bulshada oo ka dhacday degmada Shangaani ee magaalada Muqdisho.

U jeedada xafladda ayaa aheyd in  xariga laga jaro Afarta Waaxood ee degmada Shangaani,waxaana degmada Shangaani ay kamid tahay   degmooyinka Da’da weyn ee gobolka Banaadir, sidoo kale xafladda ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka degmada Shangaani iyo qaar kamid ah bulshada ku nool halkaasi.

Related posts

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 23, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

February 22, 2026

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa xafladda ka sheegay in bulshada ku dhaqan gobolka Banaadir looga baahan yahay in ay adkeeyaan Amniga iyo horumarka magaalada Muqdisho isagoo tilmaamay in Waaxiyahan dib u dhiska lagu sameeyay loogu adeegi doono dadka Soomaaliyeed oo degan gobolka Banaadir gaar ahaan degmada Shangaani.

Copy (2) of DSCF9685 Copy (2) of DSCF9697 Copy of DSCF9735 Copy of DSCF9740 DSCF9720 DSCF9721 DSCF9732 DSCF9785 DSCF9802

Previous Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Saldhigga booliska ee deegaanka Xeraale oo u baahan dib u habeyn

Next Post
Saldhigga booliska ee deegaanka Xeraale oo u baahan dib u habeyn

Saldhigga booliska ee deegaanka Xeraale oo u baahan dib u habeyn

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

February 22, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabbilay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane...

Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah

February 22, 2026
0

Hey'adda Xasan Kobac Foundation oo wakiil ka ah Sanator Xasan Kobac ayaa maanta Deeganka Maroodile Ka daah durtay Wajiga Labaad...

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

February 22, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran ugu hambalyaynaysaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya aan walaalaha nahay munaasabadda Maalinta Aasaaska, taas oo calaamad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In