Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Puntland oo dib u habeynaya shaqaalaha rayidka ah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maamulka Puntland oo dib u habeynaya shaqaalaha rayidka ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga farsamada dib u habeynta shaqaalaha maamulka Puntland ayaa bilaabay diiwaan gelinta shaqaalaha.

Guddigan oo uu dhawaan magacaabay madaxweynaha maamulkaasi ayaa bilaabay diiwaan gelinta shaqaalaha rayidka ah ee maamulkaasi, iyagoo dib u eegaya aqoonta iyo xirfada shaqo ee qof kasta oo shaqaale ah, waxeyna ka qaadayaan Suul, si looga dhigo shaqaale rasmi ah.

Related posts

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026

Maxamed Faarax Ciise Gaashaan oo ah gudoomiyaha guddigaasi ayaa sheegay in guddiga loo xilsaaray in shaqaale kasta ay ugu tagaan wasaaradda ama hey’adda uu u shaqeeyo kana qoraan macluumaad dhameystiran oo ku saabsan aqoontiisa, shaqada uu hayo iyo xilligii la shaqaaleeysiiyay.

Guddoomiyaha guddigan ayaa tilmaamay in ujeedada ugu weyn ee howshan ay tahay tirakoobka shaqaalaha iyo in kor loo qaado nolosha shaqaalaha si mushaaraadka loogu kordhiyo.

Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Axmed ayaa sheegay in tirada guud ee shaqaalaha maamulka Puntland uu ku dhowyahay Lix kun, wuxuuna intaa ku daray in tirada saxda ah ee shaqaalaha ay si dhab ah u soo bixi doonto marka la dhameeyo howsha tirakoobka ah ee hadda socota.

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Maamulka degmada Kurtunwaarreey oo dadaal ugu jira dib u soo nooleeynta adeegyadii bulshada

Next Post
Maamulka degmada Kurtunwaarreey oo dadaal ugu jira dib u soo nooleeynta adeegyadii bulshada

Maamulka degmada Kurtunwaarreey oo dadaal ugu jira dib u soo nooleeynta adeegyadii bulshada

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u diraysaa Boqor Hassanal Bolkiah, Dowladda iyo shacabka Brunei Darussalam munaasabadda Maalintooda Qaranka. Soomaaliya...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Somalia Congratulates Brunei on National Day

February 23, 2026
0

The Federal Republic of Somalia extends its warmest congratulations to His Majesty Sultan Haji Hassanal Bolkiah, the Government, and the...

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdiqaadir Cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In