Iyadoo Mushkilada Soomaaliya ka taagan ay sal u tahay is riixriixa Qabaailka ayaa Muxaadaro ku saabsan Qabyaalada iyo Islaamka waxa uu ka qabo, Waxaa Masjidka Ramaada Ee Magaalada Galkacyo ku qabtay Sh.Muxamed Macalin Axmed
Muxaadarada ayaa Shiikhu waxaa uu ku faahfaahiyay Qodobada kala ah :
1-Qeexida Qabyaalada: Qabyaaladu waa inaad la jirtid Qabiilkaaga gar iyo gardaraba, Miisaanka aad Dadka ku fiirinaysidna uu noqdo Qabiilka Sharaf iyo laโaanteed intaba.
2-Tilmaamaha Qabyaaladii Islaamka ka hor: Gaaladii Carabeed ee lagasoo saaray Nabi Muxamed waxay ahaayeen kuwo ay aad ugu dheertay Qabyaaladu Tilmaameheedana waxaa kamida:
B.Xadgudubka (Dulmiga) T.Faanka (anaa reeb Hebel ah) J.Aano Qabiil, X.Inay u kacaan Qof walba oo Qabiilka kamida oo ugu yeera Dagaal ,iyaga oo aan fiirin ma saxan yahay mise ma saxna.
Shiikhu waxa uu soo qaatay Gabayo Cadaynaya Tilmaamahaas waxaana kamid ahaa:
3-Islaamka iyo waxa uu ka qabo Qabyaalada ama Meesha uu ka joogo: Islaamka waxaa uu diiday in Qabiilka la iskugu faano ama isaga dartii la isku dulmiyo ama Dadka lagusoo kala dhawayto waxaana uu dajiyo Qaacidooyin ay kamid yihiin:
B.Waxaa idinkugu sharaf badan kan Alle ka cabsada.ูุงู ุชุนุงูู: (ุฅู ุฃูุฑู
ูู
ุนูุฏ ุงููู ุฃุชูุงูู
)
T.Dadka Iimaanka leh waa Walaalo dhib iyo dheefba wadaaga.ููุงู ุฌู ูุนูุง: (ุฅู ุงูู
ุคู
ููู ุฅุฎูุฉ).
J.Xariga ilaahay wada qabsada oo isagu ha idin kulmiyo.ููุงู ุณุจุญุงูู: (ูุงุนุชุตู
ู ุจุญุจู ุงููู ุฌู
ูุนุง ููุงุชูุฑููุง)
X.Wanaaga isku kaalmaysta oo Xumaan ha isugu kaalmaynina. ููุงู ุนุฒ ูุฌู: (ูุชุนุงูููุง ุนูู ุงูุจุฑ ูุงูุชููู ููุง ุชุนุงูููุง ุนูู ุงูุฅุซู
ูุงูุนุฏูุงู)
Muxaadaradaani ayaa waxaa ay qab ka tahay Muxaadarooyin dhawr ah oo Maalmahaan ay ka soo jeedinayaan Wafdi Culimo ah oo jooga Magaalada Gaalkacyo uuna hor kacayo Sh.Maxamed Macalin Axmed.
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐ฎ ๐๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ ๐ ๐จ๐จ ๐ ๐ฎ๐ซ๐๐ฒ ๐๐๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐ฌ๐ค๐ฎ-๐๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐ข๐ข๐ง๐๐ก๐
Raโiisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga...












